Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada

0
Saturday October 31, 2020 - 16:05:34 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada

    Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga oo uu horey ugu dhawaaqay Wasiirka Ganacsiga & Warshaddaha Puntland. Waxaa uu sheegay in dhammaan la joojiyay kala dirista, islamarkaana loo baahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga oo uu horey ugu dhawaaqay Wasiirka Ganacsiga & Warshaddaha Puntland. Waxaa uu sheegay in dhammaan la joojiyay kala dirista, islamarkaana loo baahan yahay in ay dardargaliyan shaqooyinka horyaalla.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale wasiirka iyo guddi kala dalbaday wada shaqeyn.

No photo description available.
 
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip