Waddo Muhiim Ah Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Oo La Dhagax Dhigay

0
Saturday October 31, 2020 - 15:56:52 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddo Muhiim Ah Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Oo La Dhagax Dhigay

    Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa Maanta dhagax dhigay wadada ka bilaabata Ex Hotel Shabeelle ee sii marta Beerta Nabadda ilaa iyo isbitaalka Martiini. Dhagax dhigida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa Maanta dhagax dhigay wadada ka bilaabata Ex Hotel Shabeelle ee sii marta Beerta Nabadda ilaa iyo isbitaalka Martiini. Dhagax dhigida uu sameeyay Axmed Xasan ayaa waxaa ku wehlinayay Guddoomiye ku xigeenada Howlaha Guud iyo Arrimaha Bulshada Gobolka iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka.

Wadadan maanta la dhagax dhigay ayaa in 30-kii sano ee lasoo dhaafay aheyd mid burbursan, waxaana Maamulka Gobolka Banaadir uu sheegay in dib u dayactirka lagu sameeynayo wadada uu muhiim u yahay isu socodka dadka iyo Gaadiidka.

Qaar badan oo kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa sanadihii lasoo dhaafay dib u dhis lagu sameeyay, waxaana wali jira wadooyin badan oo dib u dhis lagu sameyn ayna dhibaato ku qabaan dadka iyo gaadiidka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip