Xubno ka kala socda DFS & Dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmayo Dhuusamareeb

0
Monday August 31, 2020 - 21:11:17 in Wararka by
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno ka kala socda DFS & Dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmayo Dhuusamareeb

    Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Galabta si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi hork acayo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsi yadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi). Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Galabta si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi hork acayo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsi yadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi). Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa Dhuusamare eb ku leh shirkoodii 3 billaha ahaa oo ay ka qeyb galay aan dhammaan madaxda Hey,adda socdaalka u qaabil san 5-ta Maamul Goboleed, madax qeybeed-yada iyo ma dax waaxeedyada waana shir 3dii bilba mar la qabto. Agaasimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Gaashaanle Sare Koofi ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu la kulmo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyaga oo ka wada hadli doona arrimo dhowr ah. Diyaar garoowga Shirka u dhaxeeya Xubnaha ka kala socda Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa Magaalada Dhuusamareeb, waxaana maalinta berito ah halkaasi tegi doona Xubno ka socda Dowlad Goboleedyada. Sidoo kale Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegay aan in Maalinta Berito ah Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) uu xariga ka jari doono bar-xaduudeedkii Qeydar oo ah xuduud beenaadka dalkeena iyo dalka aan dariska nahay ee Ethiopia.       ..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip