Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Sool

0
Monday August 31, 2020 - 21:04:39 in Wararka by
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Sool

    Shil ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Laascaanood Iyo degaanka Gambadha ee Bariga Gobolka Sool, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare ka dhashay shilkaasi. Shilka ayaa yimid ka dib markii gaari nooca Soomaalidu u taaqanno Booyadda uu jiir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shil ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Laascaanood Iyo degaanka Gambadha ee Bariga Gobolka Sool, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare ka dhashay shilkaasi. Shilka ayaa yimid ka dib markii gaari nooca Soomaalidu u taaqanno Booyadda uu jiiray Geel fara badan oo waddada soo galay, waxaana dad goob joogayaal ah ay sheegeen in Geelu uu fadhiyay waddada ka dibna uu gaadhigu ku yimid. Khasaaraha ayaa ah ku dhawaad Labaatameeyo Geel ah oo halkaasi ku baaba'ay, degaanka uu shilku ka dhacay oo ah dhul baaddiye ah ayaan jir in Ciidan ama gurmad kale oo gaaray sida la sheegayo. Wali maamulka Gobolka Sool iyo mas'uuliyiinta Somaliland kama ayan hadlin arrintaas, waxaan muddooyinkii danbe soo badanayay Shilalka ka dhaca degaanada Somliland, inkastoo shilkaani ayaa ah mid ka duwan shilalkii horay uga dhici jiray Degaanadaas

      

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip