Maxaa looga hadlaya kulanka berri ee Golaha Shacabka?

0
Sunday August 30, 2020 - 22:06:50 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlaya kulanka berri ee Golaha Shacabka?

    Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa uga doodi doona Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa uga doodi doona Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed. Hindise sharciyeedka ayaa waxaa soo diyaarisay wasaaradda beeraha iyo waraabka ee dowladda Soomaaliya. Sidoo kale xilidhibaanada golaha shacabka ayaa lagu wadaa inay akhrinta labaad marsiiyaan hindise sharciyeedka hay'adda socdaalka iyo Jinsayadaga . .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip