Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Hawlgalka UNSOM

0
Sunday August 30, 2020 - 18:10:04 in Wararka by
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Hawlgalka UNSOM

    Danjiraha Soomaaliya u jooga Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, Ambassador Abukar Dahir Osman "Abukar Baale" ayaa dacwad ka gudbiyay xafiiska qaramada midoobey ee UNSOM, waxaana dacwaddaan loo gudbiyay golaha ammaanka Qm. Waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha Soomaaliya u jooga Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, Ambassador Abukar Dahir Osman "Abukar Baale" ayaa dacwad ka gudbiyay xafiiska qaramada midoobey ee UNSOM, waxaana dacwaddaan loo gudbiyay golaha ammaanka Qm. Waxaa dowladda Soomaliya ay codsatay in ay baaritaan lagu sameeyo shaqada uu qabto Xafiiska UNSOM ee gudaha Soomaaliya.
 
     Hoos ka Aqriso Qoraalka oo dhammeystiran



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip