Daawo : Goolashii Quruxda Badnaa Ee Arsenal Isaga Xaadiriyeen Wareegga 8-da FA Cup-ka

0
Wednesday March 09, 2016 - 10:02:47 in Sports News by
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Goolashii Quruxda Badnaa Ee Arsenal Isaga Xaadiriyeen Wareegga 8-da FA Cup-ka

    Arsenal ayaa u gudubtay wareegga 8-da ee FA Cup-ka dib kulan ku celis ahaa oo ay la yeesheen kooxda Hull City

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arsenal ayaa u gudubtay wareegga 8-da ee FA Cup-ka dib kulan ku celis ahaa oo ay la yeesheen kooxda Hull City

Afar gool ayay xasuuqeen iyadoo sedex ka mid ah ay yimaadeen qeybtii labaad ee ciyaarta waxa ayna Arsenal soo bandhigeen kulankaan heer ciyaareed aad u wacan

Olivier Giroud iyo Walcott ayaa kala qeybsaday goolashaas xilli Arsenal u dhawaayeen in tiro intaas ka badan ku badiyaan ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip