Kenya oo si xowliya ugusii faafayo cudurka Coronavirus

1
Tuesday August 04, 2020 - 16:48:10 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo si xowliya ugusii faafayo cudurka Coronavirus

    Dowladda Kenya ayaa isniintii shalay diiwaan galisay 544 kiis oo cudurka Coronavirus ah, taasoo wadarta guud ka dhigaysa 22,597 kiis, sida ay shaacisay tirokoobkii ugu dambeeyay oo kasoo baxa wasaaradda caafimaadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa isniintii shalay diiwaan galisay 544 kiis oo cudurka Coronavirus ah, taasoo wadarta guud ka dhigaysa 22,597 kiis, sida ay shaacisay tirokoobkii ugu dambeeyay oo kasoo baxa wasaaradda caafimaadka.
     Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa sidoo kale ku warrantay inay jirto 263 oo dib u soo kabasho oo dheeri ah, iyada oo guud ahaan noqotay 8,740.
         13 dhimasho ah ayaa kusoo korartay tiradii hore ee dimashada Covid-19, oo ahayd 382 qof.
 Nairobi, oo laga diiwaan geliyay 412 kiis cudur, ayaa ah gobolka tirada ugu badan ee kiisas cusub.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip