Aqalka Sare ee Kenya oo maanta ka doodi doono dhaqaalaha la siiyo deegaano ay ku jiraan kuwa Soomalida

1
Tuesday August 04, 2020 - 15:39:18 in Wararka by
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka Sare ee Kenya oo maanta ka doodi doono dhaqaalaha la siiyo deegaano ay ku jiraan kuwa Soomalida

    Dalka kenya waxay dood ka taagan tahay saami qeybsiga dhaqaalaha dalkaasi. Waxaa maanta lagu wadaa in aqalka sanetka ee dalka Kenya ay ka doodaan isla markaana ay cod u qaadaan hanaanka qeybsiga dakhliga ama dhaqaalaha dalka. Han

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka kenya waxay dood ka taagan tahay saami qeybsiga dhaqaalaha dalkaasi. Waxaa maanta lagu wadaa in aqalka sanetka ee dalka Kenya ay ka doodaan isla markaana ay cod u qaadaan hanaanka qeybsiga dakhliga ama dhaqaalaha dalka. Hanaankan oo dhowr jeer ay xubnaha sanetka ay ka doodeen ayaan laga gaarin wax heshiis ah . Qaar ka mid ah degaanada dalka ayaa u arka in haddii nidaamkan sida uu yahay haatan lagu ansixiyo ay degaano badan lacago ku waayni karaan. Gobollada ay degaan dadka xoola dhaqatada ah oo woqooyi bari kenya ka mid yahay ayaa waayaya dhaqaale badan oo ay gobolladan heli jireen halka kuwa sida Nairobi iyo bartamaha Kenya ay heli doonaan dhaqaale aad u badan.

        


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip