Wasiir Goodax oo soo saaray Amar ku socda dugsiyadda Sare ee dalka

1
Tuesday August 04, 2020 - 15:13:24 in Wararka by
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Goodax oo soo saaray Amar ku socda dugsiyadda Sare ee dalka

    Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeer khasab ka dhigaya in sanad dugsiyeedka soo socda dugsiyada sare lagu dhigo Buugaagta Manhajka Qaranka. Waxaa uu sheegay in dhammaan laga rabo dugsiyadda k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeer khasab ka dhigaya in sanad dugsiyeedka soo socda dugsiyada sare lagu dhigo Buugaagta Manhajka Qaranka. Waxaa uu sheegay in dhammaan laga rabo dugsiyadda ku yaalla dalka in ay si deg deg ah ku hirgaliyaan Manhajka dowladda maanta laga bilaabo. Go'aanka Wasiir Goodax ayaa si gaar ah ugu socda dugsiyadda Sare oo qasab looga dhigay hirgalinta Manhajka. Amarada Wasiir Goodax ayaa ka hirgala inta badan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana Puntland iyo Somaliland ay heystaan Manhaj u gaar ah.            

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip