Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama

1
Monday August 03, 2020 - 21:22:13 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama

    Dhallinyaro Soomaali ah oo sanado ka hor ka soo baxay dalka Soomaaliya, islamarkaana soo maray dalal badan oo ku yaala qaaradaha Yurub iyo Koonfurta America ayaa haatan ku xaniban dalka Panama, oo ku yaalla bartamaha qaaradda America. D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhallinyaro Soomaali ah oo sanado ka hor ka soo baxay dalka Soomaaliya, islamarkaana soo maray dalal badan oo ku yaala qaaradaha Yurub iyo Koonfurta America ayaa haatan ku xaniban dalka Panama, oo ku yaalla bartamaha qaaradda America. Dhalinyaradan oo socdaalkoodu ku wajahnaa dalalka Woqooyiga America, ayaa ku go'doomay dalkaas kadib markii xanuunka Coronavirus dartii ee dalkastaaba xuduudkiisa xiray. Mid kamid ah Dhalinyarada ku xaniban dalka Panama ayaa sheegay in muddo shan bilood ah ay ku xayiran yihiin dalkaasi,isla markaana ay dowladda soomalaiya ka codsanayaan inay ka jawaabto cabashadooda.

           


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip