Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham v Arsenal – Mohamed Elneny Oo Ku Soo Bilowday Iyo Oliver Giroud Oo Keyd La Geliyay.

0
Saturday March 05, 2016 - 19:11:41 in Sports News by
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham v Arsenal – Mohamed Elneny Oo Ku Soo Bilowday Iyo Oliver Giroud Oo Keyd La Geliyay.

    Tababaraha Tlttenham ayaa ku soo shirtagay shaxdiisa ugu adag ee kulanka maanta ee White Hart Lane, iyadoo Delle Alli uu ku soo laabtay shaxda ka dib markii uu dhaawac dartiis keyd ugu soo bilowday kulankii ay guuldarada ka soo gaartay West Ham.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Tlttenham ayaa ku soo shirtagay shaxdiisa ugu adag ee kulanka maanta ee White Hart Lane, iyadoo Delle Alli uu ku soo laabtay shaxda ka dib markii uu dhaawac dartiis keyd ugu soo bilowday kulankii ay guuldarada ka soo gaartay West Ham.

Dhanka kooxda Arsenal tababare Arsene Wenger ayaa isbedelo sameeyay iyadoo goolhaye David Ospina uu bedelay goolhayaha Petr Cech, Koscielny oo isna dhaawac ku maqan waxaa bedelay Gabriel.

article-3477011-31E15E8300000578-631_964x386-620x248

Laakiin waa xiiso leh in Keran Gibbs uu daafaca bidix ka bedelay Nacho Monreal, halka Mohamed Alneny oo lagu soo bilaabay khadka dhexe waxaana uu ka garab ciyaarayaa Francis Coquelin iyo Aaron Ramsey.

Dhanka weerarka waxaa hogaaminaya Danny Welbeck iyadoo Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez ay caawinayaan, waxaana keyd la geliyay Oliver Giroud halka Theo Walcott uu weli weysan yahay boos joogta ah.

SHAXDA RASMIGA AH:

Tottenham:Lloris, Walker, Alderweireld, Wimmer, Rose; Dembele, Dier; Lamela, Eriksen, Alli; Kane.

Keyd:Vorm, Davies, Trippier, Carroll, Chadli, Mason, Son

Arsenal:Ospina, Bellerin, Mertesacker, Gabriel, Gibbs, Elneny, Coquelin, Ramsey, Ozil, Alexis, Welbeck.

Keyd:Matt Macey, Calum Chambers, Nacho Monreal, Mathieu Flamini, Joel Campbell, Theo Walcott, Oliver Giroud.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip