War Deg Deg:-Dil Goordhow ka Dhacay Magaaladda Muqdisho
Ciidamadda Amaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd ruux dhalinyaro ahaa ku dilay Magaaladda Muqdisho.
Dilkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Wiilka la dilay uu hubeysnaa islamarkaana ay Ciidamadda Toogteen,kadib markii ay ka shakiyeen.
Sidoo kale waxaa halkaa ka baxsaday dhalinyaro kale oo la socotay oo iyagana hubeysnaa sida la sheegay.
dhanka kale Sawiradda la soo bandhigay ayaa muujinaya wiilka oo Xabado ku yaalaan. .
War Deg Deg:-Dil Goordhow ka Dhacay Magaaladda Muqdisho
Ciidamadda Amaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd ruux dhalinyaro ahaa ku dilay Magaaladda Muqdisho. Dilkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Magaaladda Muqdisho. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Wiilka la dila