Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulan gaar ah yeeshay

0
Sunday July 12, 2020 - 10:58:36 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulan gaar ah yeeshay

    Waxaa xalay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kulan gaar ah ku yeeshay madaxda Dowlad Goboleedyada oo uu shirka uga socdo halkaas, iyaga oo kaga hadlay arrimo dhowr ah. Madaxda Dowlad goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kulan gaar ah ku yeeshay madaxda Dowlad Goboleedyada oo uu shirka uga socdo halkaas, iyaga oo kaga hadlay arrimo dhowr ah. Madaxda Dowlad goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa shirkooda gaarka ahaa waxaa ay kaga hadlen arrimo la xiriira xaalada siyaasadeed ee dalka. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani ayaa sheegay in kulanka gaarka ah ay madaxa uga hadleen arrimaha doorashoyinka dalka guud ahaan xaalada siyaasadeede eedalka iyo sida looga gudbi lahaa is marin waaga siyaasadeed ee Soomaaliya kajira. Shirar gaar gaar ah ayaa sidoo kale la filayaa inay yeeshaan madaxda Dowald goboleedyada ilaa iyo ita uu kasoo geba-gaboobayo shirka uga socdo Magaalada Dhuusamareeb. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip