Ruushka oo beeniyay Eedeyn kulul uu u jeediyay Mareykanka

0
Sunday June 28, 2020 - 12:58:19 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka oo beeniyay Eedeyn kulul uu u jeediyay Mareykanka

    Ruushka ayaa eed uu Mareykanka u soo jeediyey ee ku saabsan inuu howlgeliyey maleeshiyaad xiriir la leh Taalibaan oo laaya ciidamada Mareykanka iyo kuwa Nato ee Afghanistaan ku sugan, ku tilmaantay mid aan sal iyo baar toona lahayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ruushka ayaa eed uu Mareykanka u soo jeediyey ee ku saabsan inuu howlgeliyey maleeshiyaad xiriir la leh Taalibaan oo laaya ciidamada Mareykanka iyo kuwa Nato ee Afghanistaan ku sugan, ku tilmaantay mid aan sal iyo baar toona lahayn.            Wargeysyada New York Times iyo Washington Post ayaa daabacay warbixinno ay ku sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dalka Mareykanka iney shegeen unugyo ka titsan sirdoonka milatariga Ruushka xiriir la leh iney sanadki hore ay isku dayayeen iney Yurub ka fuliyaan dilal qorsheysan.
      Safaaradda Ruushka uu ku leeyahay dalka Mareykanka ayaa sheegtay eeddaasi iney waxyeelleyso xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal.

Ururka Taalibaan wuxuu sida oo kale uu beeniyey heshiis noocaasi inuu la galay sirdoonka dalka Ruushka.

Warbixintan ayaa imaneysa xilli uu Mareykanka uu doonayo inuu heshiis nabadeed uu ku soo afjaro dagaalka 19-ka sano ka socday dalka Afghanistaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip