Bannaanbax lagu taageerayo Go'aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

0
Sunday June 28, 2020 - 12:23:24 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bannaanbax lagu taageerayo Go'aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

    Bannaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go'aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnood oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare ee Gobolka Banaair ku yeelanayaan bulshada Gobolka Banaadir ayaa haatan ka socda Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bannaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go'aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnood oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare ee Gobolka Banaair ku yeelanayaan bulshada Gobolka Banaadir ayaa haatan ka socda Magaalada Muqdisho.         Bannaanbaxayaasha oo isugu tagay Taallada Daljirka dahsoon ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir, iyagoo halkaasi kusoo bandhigi doona shucuurtooda ku aaddan in ay matalaad siyaasadeed ka helaan Aqalka sare ee Baarlamaanka Dalka.

      Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa inay goobta ka jeeddiyaan qudbado ku aaddan dedaalladii loo galay matalaadda Aqalka sare ee Bulshada Gobolka Banaadir.

TAGS



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip