Somaliland oo faahfaahisay sababta ay u xirtay Xafiiska TV-ga Universal

0
Saturday June 27, 2020 - 19:25:44 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo faahfaahisay sababta ay u xirtay Xafiiska TV-ga Universal

    Xukuumada Somaliland ayaa albaabada iskugu laabtay xaruntii uu telefishanka Universal ku lahaa magaalada Hargeysa. Ciidamada booliska Somaliland oo amar la soo siiyey ayaa la wareegay xarunta telefishanka Universal Wasiirka warfaafi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland ayaa albaabada iskugu laabtay xaruntii uu telefishanka Universal ku lahaa magaalada Hargeysa. Ciidamada booliska Somaliland oo amar la soo siiyey ayaa la wareegay xarunta telefishanka Universal Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Koorre ayaa sheegay in sababta ay u xireen TVga Universal ay tahay khudbaddii madaxweynaha Somaliland ee xuska 26june oo aanay baahin. Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay diideen amarro ka soo baxay Somaliland in ay dhaqangaliyaan, isla markaana ay qeyb ka tahay sababta loo xiray. Wasiirka ayaa xusay in ay kala laabteen ruqsadii uu ku shaqeynayay TV-ga Universal guud ahaan degaannada Somaliland.

          



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip