Madaxweyne Waare oo ka hadlay Matalaada gobolka Banaadir

0
Saturday June 27, 2020 - 19:09:45 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waare oo ka hadlay Matalaada gobolka Banaadir

    Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa boggaadiyay matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maanta ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa boggaadiyay matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maanta ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

          Madaxweyne Waare waxaa uu cadeeyay in matalaadda iyo maqaamka ay yihiin labo arrin oo kala duwan oo loo baahan yahay in la fahmo.

Waxaa uu sidoo kale u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka go’aanka geesinimada leh ee ay qaateen kuna aadan in la muujiyo Matalaada Aqalka Sare ee gobolka Banaadir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip