DEG DEG: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Xeerkii Matalaada Gobolka Banaadir

0
Saturday June 27, 2020 - 14:30:13 in Wararka by
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Xeerkii Matalaada Gobolka Banaadir

    Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ansixiyay xeerkii matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir oo maalmihii la soo dhaafay dood adag ka jirtay. Illaa 142 Mudane ayaa u codeysay in Gobolka Banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ansixiyay xeerkii matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir oo maalmihii la soo dhaafay dood adag ka jirtay. Illaa 142 Mudane ayaa u codeysay in Gobolka Banaadir uu ku yeesho Aqalka Sare matalaad dhab ah, kaasoo ah 13 Senator, halka 4 Mudane ay diiday. Tani ayaa ka dhigan in Aqalka Sare ay tiradiisa guud ay noqon doonto 67 Senator, halka markii hore uu ka ahaa 54 Senator oo Maamul goboleedyada ka socday.   

La soco wixii warar ee ku soo kordha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip