Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug

0
Saturday June 27, 2020 - 15:41:21 in Wararka by
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 49 Juun 27, 2020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: ​Dastuurka ​Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay:​ Ba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 49 Juun 27, 2020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: ​Dastuurka ​Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay:​ Baahida loo qabo dar-dar gelinta Maamul ee Gobolka Mudug Markuu arkay:​Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo. Wuxuu xeeriyey:

             

1. Waxaa Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare) loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip