HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JUNE-2020

0
Saturday June 27, 2020 - 10:58:54 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JUNE-2020

    Farmaajo: Muuse Biixi waa nin Soomaali oo waayo arag ah Md.Maxamed C/hi Farmaajo, Madaxweyn aha JFS oo ka qaybgalay xuska sanad guu rada 60aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda G/Waqooyi ayaa u hambalyeey ay dhammaan shacabka Soomaaliyee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo: Muuse Biixi waa nin Soomaali oo waayo arag ah Md.Maxamed C/hi Farmaajo, Madaxweyn aha JFS oo ka qaybgalay xuska sanad guu rada 60aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda G/Waqooyi ayaa u hambalyeey ay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa si qo to-dheer kaga hadlay muhii madda maalinta 26-ka Ju ne oo xusuus weyn u leh shacabkeena, maadaama ay ahayd ileyskii koobaad ee halgankii xornimo doonka iyo maalintii koobaad oo calan Soomaaliyeed laga taago dhul Soomaaliyeed oo xora. "Waxaa xusid mudan kaalintii SNL ay ku lahayd halgankii gobonimo doonka iyo xor eynta Gobolada Waqooyi, oo la mid ahaa doorkii SYL ku lahayd xornimada Gobolada Koofureed. 2da urur waxay lahaayeen xiriir wanaagsan, ujeedooyin iyo aragtiyo mide ysan." Ayuu yri Madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in wada hadaladii dhab u heshiisiinta ee ku dhisan qalbi furnaanta, is ogolaanshaha, walaaltini mada iyo daacadnimada ee ka furmay Jab uuti 14-kii bishan ay yihiin wadahadalo miro dhal ah. "Walaaleheena Somaliland waxaan ka ra adinaynaa midnimo. Geeska Afrika waxaa ka bilaabmay iskaashi dhaqaale oo Somali ya ay fikirkiisa bilowday." Ayuu yiri Madaxw eynuhu. Waxa kaloo uu yiri "Walaalkey Muuse Bii xi waa nin Soomaali ah, waa nin waayo ar ag ah, muddo dheer soo shaqeeyay, wuu garoowsanyahay in aan Somaliland horey u socon karin, anaguna aanan u socon karin, geesinimadeedii wuu leeyahay wuuna bilaa bay." Madaxweyne Farmaajo ayaa kula darda armay shacabka Soomaaliyeed in ay dib u milicsadaan sooyaalka wanaagsan ee dalk eena, isaga oo walaalaha Waqooyiga ugu baaqay in ay hormuud u noqdaan midnima da iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. "Waxaa xaqiiqo ah, halganku in uusan ma rnaba dhammaan. Midka ina horyaal, waa uu ka duwan yahay kii gobonnimmo doonka. Waase lagama maarmaan inaan midnimo iyo geesinnimo ku wajahno, annaga oo Ilaa hay kaashaneyna, si aan u xaqiijinno must aqbalka jiilasha dambe ee Soomaaliyeed." Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Intii ay socotay munaasabaddu, waxaa hadalo ku aaddan halgankii xorriyadda iyo hiigsiga dadka Soomaaliyeed ee waqtigaas ka jeediyay masuuliyiin, waxgarad, Abwaano iyo Hobolada Qaranka oo suugaan ku cabir ayay qiimaha midnimada, wadaniyadda iyo wadajirka.Dhanka kale, Madaxweyne Maxa med C/hi Farmaajo oo salaan sharaf ay siin ayaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, baambayduna ay ku maamuusayso heesta Calanka ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, halkaas oo ay mun aasabadda ku qabsoomtay. Munaasabad an waxaa ka qaybgalay G/Gol aha Shacab ka, Maxamed Mursal Sh. G/Ku-xigeenka 2a ad ee Aqalka Sare, Senator Mowliid Xuseen Guhaad, R/W/XFS, Xasan Cali Khayre, R/ Wasaare Kuxigeenka, Mahdi Maxamed Guu leed (Khadar), Guddomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed, Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirka War faafinta ahna Guddoomiyaha Guddiga Qab an-qaabada, Maxamed Cabdi Xayir (Maaree ye), xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Taliyayaasha CQS, diblomaasiyiin iyo qayb aha kala duwan ee bulshada.
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka

    Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murt ida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku boga adiyey ganacsatada Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga iyo shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in laga wada qeyb qaato Olal aha Isxilqaan ee dalka dib loogu dhisayo.

    Madaxweynaha oo soo jeediyey in     dha llinyarada hormuudka u ah Barnaamijka Isxi lqaan ay noqdaan cidda ugu horreysa ee soo istaaga, hadalna ka jeediya Masraxa Ti yaatarka Qaranka ayaa ku ammaanay dhal linyarada Soomaaliyeed sida ay Shalay uga go’an tahay in dalku uu la jaanqaado hor umarka dalalka kale ee Adduunka.

"Dadka qaarkiis ay aa aaminsanaa in aan ku fashilmeyno dhaq an gelinta iyo ka miro dhal inta Olalaha Isxilq aan, iyagoo aaminsanaa in aysan dadkeenn u waxba dhisan karin haddii aynan helin gac an shisheeye. Biyo sacabadaada ayaa laga ga dhergaa, wax innagu aynaan qabsan shi sheeye inooma qabanayo.”

       Madaxweynaha JFS ayaa ku adkeeyey hobolada iyo hal abuurka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan doorkooda ku aaddan wacyige linta bulshada iyo u iftiiminta dowladnimada, maadaama sanado badan kaddib dib loo dhisay Xaruntii Golaha Muritda. "Soomaali waa nooshahay, awood ay dib ugu soo lab atana waa leedahay. Waa dal hodon ah oo dadkiisu ay leeyihiin karti iyo hal abuur, wa xa kaliya ee aan u baahannahay waa mind imo iyo in la xoojiyo wadaniyadda, isxilqaan ka iyo ka shaqeynta danta guud.”

      Madaxweyne Farmaajo ayaa mar 2aad ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka Juun ee Xorriyadda Gobollada Waqooyi, isaga oo shacabka ugu      baaqay in ay xoojiyaan midnimada, wadajir ka iyo wax-wada-qabsiga. DHAMMAAD

Md.Muuse Biixi "Muqdisho waxaan ku tegi karnaa Keliya Basaboorka Somal iland”                                              Madaxweynaha Maamulka Soomaalil and Muuse Biixi  Cabdi ayaa jeediyay khud bad uu uga hadlay xuska 26-June isaga oo soo hadal qaaday midnimada.

      Waxa uu sheegay in midowgii Koonfur iyo Waqooyi ay ka dambeeyeen dhibaato oyin loo geystay shac abka Soomaalila nd ta as oo keentah in Soo maaliland ay gooni u istaagto.

        Madaxweynaha Soo maaliland ayaa si qota dheer uga hadlay wadahalada Soom aali ya iyo Soomaali land isaga oo sheegay in ay labada dhinac u hadlayaan sida laba dowladood oo siman.

       Qodobka is dhexgalka ee muddooyinkii dambe aadka loo hadal aha ayay ayuu she egag inuusan aheyn sida loo dhigayo is dhe xgalkana uu yahay mid aan siyaasadeysn eyn oo labada shacab ay Isku socon Karaan Marka laga reebo Siyaasiyiinta

"Soomaaliya waxa aynu ku tegi karnaa Oo Keliya Passport-ka Jamhuuriyadda Somali land iyo Calanka Somaliland inagoo sidana, wixii aan intaa ahayn” madaxweyna ha J/ So maliland. Madaxweynaha Soomaaliland Muu se Biixi Cabdi ayaa tilmaamay in haddii sida an ay wax noqon waayaan aysan jirin wax soconaya.

Wasiirkii hore ee Shaqada Galmudug oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

  Wararka laga helayo M/Dhuusamareeb ee G/Galgaduud ayaa sheegaya inuu geeriyoo day W/kii shaqada iyo sha qaalaha Galmud ug oo u g eeriyo oday dhaawac Shalay ka soo gaar ay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Xananbuure ee G/Galgaduud.

 Allaha u naxariistee Wasiirkii ho re ee shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Daahir Shidane Cabdi ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray dagaal 2 maleeshiye beele ed ku dhe xmaraya deegaanka Xananbuure ka dib markii uu isku dayay inuu kala dhexg alo isagoo dhawacaas u geeriyooday.

   Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmu dug ayaa markiiba ka tacsiyeeysag geeridii sa iyaga oo eebbe uga baryay inuu janadiisii Fardooso ka waraabiyo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar

R/Wasaaraha XFS  Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay M/Doxa ee dalka Qatar.

Wafdiga oo uu qeyb ka yahay Guddoomiyaha Banggiga Dhe xe ee dalka ayaa garoonka Diyaarada ha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho waxaa kasii sagotiyey Xubno ka tirsan 2da Gole ee DFS.

     R/Wasaare Kheyre ayaa dhowr jeer ku laab laabtay dalka Qatar oo saaxiib dhow la ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, waxaana la filayaa in uu la kulmo Madaxda dalkaas.

Kumaandooska dowladda Soomaaliya oo sheegay in ay dileen nin Ajnabi ah oo Al-shabaab ka tirsanaa

   Ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa wa xay sheegeen inay dileen sargaal sare oo ka tirsan Alshabaab oo aan Soomaali aheyn, isl amarkaana u qaabilsanaa dhinaca tababar ka ciidamada , kadib dagaallo ka dhacay dhowr deegaan oo ka tirsan Gobolada dhe xe sida uu baahiyahay raadiyaha Ciidamada dowladda ee SNA.

Idaacadda oo soo xigan eysay taliyaha guutada 16-aad ee kumaandoos ka Danab G/le. Ismaac iil Cabdimaalik Maalin ayaa waxey baahisay in dagaallada ay ka dhaceen deegaannada Buur-gaduud, Salagle, Waabo iyo Duqay.

Taliye Maalin ayaa sheegay in ay dileen sar gaal lagu magacaabo Asharaf Azmi Abu "Ha mdan” oo u dhashay Nepal oo ah jamhuuriy ad ku taalla Asia .

    Dagaallada ayaa waxa uu sheegay in ay sii wada doonaan illaa inta laga xaqiijinayo inta ciidamada dowladda ay la wareegayaa dhulka ay Al-shabaab maamulaan.

     Dhinaca kale ma jiro war kasoo baxay Al-shabaab oo ay uga jawaabayaan dilka ninka as ka tirsanaa la sheegay in loo geystay.

Khasaraha ka dhashay dagaal Shalay ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Badhan

     Hal askari oo ka tirsan dhinacyadii daga allamay ayaa ku dhintay dagaal Shalay oo Jimce Aheyd Ciidamo ka wada tirsan Puntla nd ku dhex maray gudaha Garoonka Diyaar adaha Degmada Badh an ee G/Sanaag.

    Marxuumka dhintay oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Maxamed Saalax Shire (Libaaxo) ayaa la sheegay in uu Gaaneri u ahaa Ci idan ka amar qaata Guddoomiyaha Baarla manka Puntland ee ku sugan Airport-ka Magaalada Badhan.

      Dagaalka oo aan weli la xaqiijin waxa dhaliyay ayaa dhexmaray laba ciidan oo ku wada sugan Airport-ka Degmada Badhan ku waas oo mid kood ka amar qaato Guddoom iyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil halka Ciidanka kale uu ka amar qaato Taliyaha Turobataariyada G/San aag Col. Cintile.

       Goob-joogayaal ku sugan gudaha Ba dhan ayaa ku soo warramaya in labada Cii dan uu dagaal toos ah ku dhexmaray guda ha Garoonka Diyaaradaha Badhan balse markii dambe lagu guulaystay in la kala qaa do.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaq ay in la xoojiyo wada-hadallada Somaliland

       Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxame d Cabdi Waare ayaa Munaasabadda 26 june kuna beegan maalintii ugu horeysay ee ca lan Soomaaliyeed laga taago dhul Soomaaliyeed hambalyo u diray dhammaan shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan Shacb iga gobolada Waqooyiga, oo maalintaa Ka xoroobay Gumeystihii Ingiriiska, taasi oo iminka laga joogo 60 sano, isagoo xusay in maalintani umadda Soomaaliyeed ay u tah ay Maalin weyn oo xusuus mudan.

     Madaxweynaha Hirshabelle ayaa ku tilm aamay maalintaas in ay ahayd maalintii mid nimadda ummadda Soomaaliyeed ayna aha aneyso waligeed, loona baahan yahay in um adda Soomaaliyeed ka hormariso midnim adeeda wax walba, ayna muhiim tahay In mar walbo la xusuusto Dadaalka laga soo ma ray Xoriyada Shalay aan heysano taasi uu sheegay Madaxweyna ha In Naf iyo Maal lagu bixiyay Oo dad So omaaliyeed ay Dhiigooda u horeen Xoriyada Soomaaliya.

      "Hambalyo hambalyo hambalyo ayaan le eyahay Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacbiga Gobolada Woqooyi Sanad Guura da 60-aad xoriyada dalka ee 26 Juun, maal intaas waxay i noo eheyd waa noo baryay oo aan dareenay Neecaaw xoriyadeed, oo ku timid dad Soomaaliyeed oo dhiig iyo dhee caan u huray Xoriyadeena, waxaana alla uga baryayaa Dhamaan dadka Soomaaliye ed ee Gobonimo doonka ahaa in naxariistii Jano uu ka waraabiyo” ayuu yiri Madaxwey ne Waare.

     Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xusay in muhiim ay u tah ay dadka Soomaaliyeed Midnimadeena iyo Wadajirkeena, waxaana Walaalaha Gobola da Woqooyi ee Somaliland uu ugu baaqay iy agoo fiirinaya Halganka Xoriyada wadankee na laga soo maray In ay u tanaasulaan muh iimada Midnimada iyo wadajirka Umadda         Soomaaliyeed, waxaana dhinaca kale Mad axweynaha uu ugu baaqay Dowladda Soo maaliya in ay sii laba jibaarto wadahadalada Somaliland islamarkaana xal loo helo Taba shada Walaalaheen Gobolada Woqooyi.

Ugu dambeyn Maxamed Cabdi Waare Mada xweynaha Dowladda Hirshabelle ayaa Ham ablyada 27 Juune u diray shacbiga Iyo Dowladda Walaalaha aan nahay Ee Hiil Walaal Jibuuti oo uu ugu Horeeyo Madaxw eyne Ismaaciil Cumar Cumar maalintaasi oo ah maalinta Xoriyada Dalkaasi islamar kaana ay ka xoroobeen Gumeystihii Farans iiska.

Puntland oo ciidan ay tababar usoo xirt ay ku daabushay gobolka SOOL

      Maamulka Puntland ayaa ciidamo dha waan tababar loogu soo xiray M/Qardho ee G/Karkaar ku daabush ay G/Sool, halkaas oo ay isku hor fadhiyaan cii damada Puntland iyo kuwa Somaliland.

     Ciidamadaan oo ku hubeysan qoryaha cu lus iyo kuwa fudud, islamarkaana wata ba    aburta dagaalka ayaa ku biiray ciidamadii Pu ntland ee horey ugu sugnaa jiidda dagaalka.

Tallaabada ay qaaday Puntland ayaa kusoo aadeyso xilli dhawaan Wasiirada warfaafinta ee Puntland iyo Somaliland ay hawada isku mariyeen hanjabaad iyo hadalo colaadeed.

Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Koore ayaa sheegay inay iska difaaci doon aan daan-daansi kasta oo uga yimaada maa mulka Puntland, xili ay ka dhex aloosan-tah ay xiisad xoogan oo mararka qaar horseeda dagaal dhex-mara ciidamada kala taabacs an labada dhinac.

     Wasiir Koore ayaa sidoo kale hadalo qala fsan oo aflagaado u muuqday u adeegsaday madaxweynaha Puntland, taasi oo uu ka jawaab celiyay Wasiirka dhigiisa ah ee ma amulka Puntland.

     Cabdilaahi Timacade, Wasiirka warfaafin ta Puntland ayaa isagoo daba socda hadal ka Wasiir Koore luuqad adag ugu soo jawa abay xukuumada Muuse Biixi.

      Wasiir Cabdilaahi Timacade ayaa ku hanjabay inuu dhiig daadan doono, haddii ay Somaliland iskaga bixi weydo dhul xuduudk eeda ay ku muransan yihiin labada dhinac, kaasi oo uu sheegay inuu yahay dhul ka tir san maamulka Puntland.

     Wasiirka ayaa Saleebaan Koore ku tilma amay nin maqaar saar ah oo dhulkiisa uu ku matalo xukuumada Somaliland lagu guumey  sto, waa sida uu hadalka u dhigaye.

     "Waxaan rabaa inaan u sheego Saleeban in dhulka madaxweyne Deni ka hadlay uu yahay Puntland haddii ay Somaliland iskaa ga bixi weydaana uu dhig ku dadaan doono” ayuu yiri Wasiir Cabdilaahi Timacade. Tan iyo waqtigaas weli xiisadaha gobolka Sool ma degin, waxaana ciidamadu isku horfadhi yaan goobahoodii.

Galmudug iyo Puntland oo heshiis kala saxiixday

     Shirka iskaashiga Puntland iyo Galmud ug ayaa Shalay ka qabsoomay M/ Gaalka cyo,isaga oo kusoo dhamm aaday is afgarad iyo in laga wada sha qeeyo Amniga, dib u he shiisiinta , xooj inta siyaasadda nabadda iyo dhaqaalaha.

     Madaxweynaha  Puntland Md.Siciid C/hi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxay wadajir u bogaadiyeen iskaashi ga 2da dhinac , iyadoo ay jiri doonaan guddi yo kasii shaqeeya qod obada lagu heshiiyey si ficil loogu bedelo .

2da Madaxweyne oo Warbaahibta la hadlay ayaa waxaa ay shee geen inay aad ugu far axsan yihiin heshiis wadashaqeyneyd oo ay wada gaareen,isla markaana la fulin doono waxyaabaha lagu heshiiyay.


Golaha Shacabka oo maanta dhameysti raya Matalaada gobolka Banaadir

    Xildhibaanada G/shacabka ayaa maanta lagu waddaa in ay dhameystiraan xeerka Matalaada G/Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodaayeen.

    Xeerka Matalaada G/Banaadir ayaa wax aa uu ka mid yahay kuwa maalmihii lasoo dhaafay Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ka yeesheen dood adag.

    Guddiga xeerka doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in Matalaada G/Banaadir ee Aqalka Sare laga dhigay 7 ruux, taasoo ay si weyn uga soo horjeesteen Xildhibaano ba dan. In ka badan 130 xildhibaan ayaa Gud oonka baarlamaanka u gudbiyay Mooshin ah in Xildhibaanada Aqalka Sare laga siiyo gobolka Banaadir 13 Xildhibaan.

Xaaf oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Galgaduud

     Madaxweynihii hore ee Galmudug Axm ed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaalka ka socda dagaanada Xa nan buure iyo Qalaan qale ee G/Galgadud.

    War qoraal ah oo ku soo qoray boggiisa Facebook Ax med Ducaale Geelle Xaaf ay uu uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaalka dagaanadaasi, isagoo si gaara ugu tacsiyeeyay wasiirkiisi Daahir Shi dane Cabdi oo ka mid ahaa dadkii ku dhin tay dagaalkaasi xilli uu kala celinayay male eshiyaadka isku haya halkaasi.

     Waxaa uu sheegay in Ciidanka laga rabo inay kala dhexgalaan beellaha dagaalam aya,islamarkaana gacanta lagu dhigo kuwa dagaalka hurinaya.

     Dhawaacyo badan la geeyay Magaaloo yinka Cadaado iyo Dhuusamareeb sidda ay xaqiijiyeen maamulada Isbitaallada.

    Ku dhawaad 10 ruux la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaal beeleedka tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen.

     Dhinacyada dagaalamaya ayaa mudaba is hor fadhiyay ayaa isku haya baraago laga qoday dhul miyi ah oo deegaankan hoosta ga taasi oo xalkeeda dhowr jeer lagu guul dareestay .

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Mag aalda Glasgow

     Ugu yaraan 3  qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimayay weerar toorey loo adeegsaday, oo gelinkii dambe ee Shal ay ka dhacay Magaalada Glasgow.

Nin toorey ku hubeysnaa ayaa si saf-mar ah tooreyda ula dhex qaa day dad ku sugnaa Park Inn Hotel ee Bart amaha Magaalada Glasgow. Waxaana la xa qiijiyay dhimashada saddex qof oo rayid ah iyo dhaawaca tiro kale.

     Sida laga soo xigtay Booliska Scotland, Sarkaal Booliska ka tirsan oo goobta ka ag-dhawaa ayaa toogasho ku dilay nin la tuhun san yahay inuu weerarkaasi ka dambeeyay.

     Warbaahinta Britain ayaa qoreysa in

dhaa wacyada lix qof oo midkood uu yahay Sarkaal Boolis lagula cararay goobaha caafi maadka. Sarkaalkan ayaa dhaawaca soo gaa ray lagu sheegay inuu yahay mid culus.

Ciidan fara-badan ayaa iminka hawlgalo ka wada hotelka iyo nawaaxigiisaba, iyadoo dhanka kalana wadooyinka soo gala lagu gooyay gaadiidka ciidamada.

      Saraakiisha Booliska ayaa dadweynaha ku wargeliyay inay ka fogaadaan goobta uu weerarku ka dhacay, haddii ay xoogaga am maanka ahi ka wadaan baaritaan amni xaqi ijin ah.

      Kaaliyaha Taliyaha Booliska Scotland, Steve Johnson ayaa dadweyne faray ina anay ka soo ag-dhawaan xeendaabka hotel ka la weeraray. Hotelkan ayaa muddooyinkii ugu dambeysay hoy u ahaa dadka magangelyo-doonka ah, mana cadda sabab ta uu ninka asi u bartilmaameedsaday.

Imaaraadka Carabta iyo Israel oo iska kaa shanaya kahortagga Cudurka Covid-19

     Shirkado ku yaalla Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa xooggooda isugu gayn doono cilmi-baarista iyo horumarinta teknoolajiyad lagula dagaalamayo cudurka Coronavirus, waxaa sidaas Khamiistii ku dhowaaqay laba da dal oo aan lahayn wax xiriir diblomaasi yadeed oo rasmi ah.

     Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Neta nyahu ayaa shaaca ka qaaday warka wada-shaqeynta u dhaxeysa dalka Yahuudda iyo Dalka Carbeed, kadib "xiriiro dheer oo xasa asi ah”.

      "Wada-shaqeyntan waxay ku saabsan aan doontaa agga cilmi-baarista iyo horuma rinta teknoolajiyadda, taasi oo horumarin do onto amniga caafimaadka gobolka,” ayuu Netanyahu ku yiri bayaan uu soo saaray.

Saacado kadib, wakaalad da wararka Imaaraadka ee WAM ayaa xaqiijisay qorshahan.

"Laba shirkadood oo gaar loo leeyahay oo ku yaalla Imaaraadka ayaa heshiis la galay laba shirkad oo laga leeyahay Israel si ay u horumariyanaan cilmi-baaris iyo teknoolajiya d lagula dagaalamo COVID-19,” ayey tiri WAM.

     Lama shaacin magacyada labada shirkad iyo faah-faahino intaas dheer.

       Marka laga reebo dalalka Masar iyo Jor dan, dalalka Carabta wax xiriir rasmi ah la ma lahan Israel. Hase yeeshee dalalka Car abta ee Khaliijka, oo Imaaraadka Carabta ay ku jirto, ayaa sanadihii tegay waxay xiriiro aan rasmi ahayn la sameysanayeen Israel oo wadaagaan walaac la xiriira Iran, oo Isr ael ay u aragto cadowgeeda koowaad.

     "Hadba sida aan u xoogganahay ayaan awood ugu yeelan doonnaa inaan iska leexino cadawgeena oo aan soo dhoweysa no saaxiibadeenna,” ayuu Netanyahu ku yiri bayaanka uu soo saaray.

     Hadalka Netanyahu ayaa yimid maalmo un ka hor xilliga la filayo in Israel ay billowdo qorshe Mareykanka uu taageerayo oo ay ku goosaneyso qeybo ka mid ah dhulka Daanta Galbeed ee ay haysato iyo Dooxada Jordan.

xigasho; voa

Wariye Cabdifitaax Cabdulqaadir Shariif oo Xalay lagu toogtay Muqdisho

     M/Muqdisho warar laga helaay ayaa she egaya in Xalay toogasho lagu dhaawacay Wariye Cabdifitaax C/dir Shariif, oo ka mid ah War iye-yaasha degan Caasimadda Muqdisho.

     Xilli Wariyaha uu la socday mooto bajaaj ayaa lagu rasa aseeyay xaafad da Say Biyaa no ee Degmada Hodan, iyadoo na ay hal xabad kaga dhacday qaybta kore ee madaxa. Cabdifitaax C/dir Sha riif ayaa dhaawaciisa lagu cararay Isbitaal Madiina, oo iminka lagula tacaalayo xaaladi isa caafimaadeed. Wariyaha ayaa xilligan ka hawlgalaayay Xarunta Radio Danan ee M/Muqdisho.

    Milkiilaha Radio Danan ahna Agaasimaha   Idaacadda, Maxamed Deeq Xaaji Barre (Fiy oore) ayaa Dhacdo.com u xaqiijiyay toog ashada lagu dhaawacay Wariyahooda, xilli uu ka baxay goobtiisa shaqo, kuna sii jeeday hoygiisa.

     Agaasimaha ayaa yiri "Wariyaha goobtii sa shaqada ayuu ka baxay, dabcan gurigiisa ayuu ku sii jeeday, meesha ay wax ka dhac eena waa Say Biyaano, isagoo saaran moo to bajaaj ayuu askari boolis ah gadaal kaga soo riday rasaas, madaxa ayayna uga dhac day.”

       Agaasimaha ayaa tilmaamay in xaalad da Wariyaha ay ka wanaagsan tahay sidii ay markii hore u maleynayeen, wuxuuna yiri "Xaaladda sidii aan marka hore moodeynay iyo hadda way kala duwan tahay. Xabadda madaxa ayay uga dhacday, qaybta kore, laa kiin maskaxda ma dhex gelin. Al Xamdulilla ah hadda xaaladiisa way ka soo reyneysaa, Isbitaal Madiina ayaana la dhigay.”

     Fiyoore ayaa sidoo kale sheegay inaanay garanayn ujeedada ka dambeysa dhibaat eenta Wariyaha, sidoo kalana aysan kala ca dayn karin saldhiga uu ka tirsan yahay ask ariga falka gaystay, marka laga soo taggo in shakshiga dhibka gaystay uu yahay askari ka tirsan Ciidankii Qaranka.

"Anaga ma sheegi karno sabab gaar ah oo Wariyaha loo beegsaday, askarigana ma gar aneyno degmada uu ka tirsan yahay, xitaa in la qabtay iyo in kale ma cadayn karno, laa kiin wuxuu ahaa askariga xilligaasi ku sug naa Say Biyaano.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip