Muuse Biixi "Muqdisho waxaan ku tegi karnaa Keliya Basaboorka Somaliland"

0
Friday June 26, 2020 - 18:12:11 in Wararka by
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi "Muqdisho waxaan ku tegi karnaa Keliya Basaboorka Somaliland"

    Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jeediyay khudbad uu uga hadlay xuska 26-June isaga oo soo hadal qaaday midnimada. Waxa uu sheegay in midowgii Koonfur iyo Waqooyi ay ka dambeeyeen dhibaatooyin loo geystay shacabka Soomaali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jeediyay khudbad uu uga hadlay xuska 26-June isaga oo soo hadal qaaday midnimada. Waxa uu sheegay in midowgii Koonfur iyo Waqooyi ay ka dambeeyeen dhibaatooyin loo geystay shacabka Soomaaliland taas oo keentah in Soomaaliland ay gooni u istaagto. Madaxweynaha Soomaaliland ayaa si qota dheer uga hadlay wadahalada Soomaaliya iyo Soomaaliland isaga oo sheegay in ay labada dhinac u hadlayaan sida laba dowladood oo siman. Qodobka is dhexgalka ee muddooyinkii dambe aadka loo hadal ahaayay ayuu sheegag in uusan aheyn sida loo dhigayo is dhexgalkana uu yahay mid aan siyaasadeysneyn oo labada shacab ay Isku socon Karaan Marka laga reebo Siyaasiyiinta "Soomaaliya waxa aynu ku tegi karnaa Oo Keliya Passport-ka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Calanka Somaliland inagoo sidana, wixii aan intaa ahayn" madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tilmaamay in haddii sidaan ay wax noqon waayaan aysan jirin wax soconaya.
.
        


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip