Madaxweyne Farmaajo oo xarriga ka jaray xarunta Tiyaatarka Qaranka

0
Friday June 26, 2020 - 17:28:33 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo xarriga ka jaray xarunta Tiyaatarka Qaranka

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray dhismaha xarunta Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya. Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa mudo sanad ku siman ku socday dayactir ay ku sameynayeen shacabka, dhalinyarada i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray dhismaha xarunta Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya. Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa mudo sanad ku siman ku socday dayactir ay ku sameynayeen shacabka, dhalinyarada iyo hay'adaha dawlada, kaas oo ay ku dayactirayeen ololaha Isxilqaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray dhismaha xarunta Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya.

Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa mudo sanad ku siman ku socday dayactir ay ku sameynayeen shacabka, dhalinyarada iyo hay’adaha dawlada, kaas oo ay ku dayactirayeen ololaha Isxilqaan.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarig jarka kadib kula hadlay Tiyaatarka Qaranka warbaahinta ayaa waxa uu bogaadin iyo hambalyo u diray dhammaan hay’adihii iyo shacabkii ka qayb qaatay dayactirka xarunta Tiyaatarka Qaranka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan uu sidoo kale xariga ka jaro dhismeyaal kale oo muhiim ah,waxaana ka mid ah garoonka kubbada cagta ee Staduim Muqdisho.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip