Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar

0
Friday June 26, 2020 - 16:38:39 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Wafdiga oo uu qeyb ka yahay Guddoomiyaha Banggiga Dhexe ee dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Wafdiga oo uu qeyb ka yahay Guddoomiyaha Banggiga Dhexe ee dalka ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa kasii sagootiyey Xubno ka tirsan labada Golle ee Dowladda Soomaaliya. Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa dhowr jeer ku laab laabtay dalka Qatar oo saaxiib dhow la ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, waxaana la filayaa in uu la kulmo Madaxda dalkaas.

            



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip