DAAWO: Xuska munaasabadda 60- guurada ka soo wareegatay xornimada dalka oo ka socoto Muqdisho

0
Thursday June 25, 2020 - 23:55:54 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Xuska munaasabadda 60- guurada ka soo wareegatay xornimada dalka oo ka socoto Muqdisho

    Munaasabad lagu xusayo 60 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka ayaa iminka ka socoto magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad lagu xusayo 60 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka ayaa iminka ka socoto magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Diblomaasiyiin, saraakisha ciidanka qalabka sida, maamulka gobolka Benaadir iyo marti sharf kale oo aad u fara badan.            

            Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa fanaaniinta Hobollada Qaranka Waaberi, waxa ay madashada ku soo bandhigeen suugaan ka hadlaysa todobaadka Xoriyadda.

Caawa ayaa marka ay sacaaddu tahay 12 00-kii Habeenimo lasari doona calanka Jamuuriyadda waana xilligi sida rasmiga ah gayiga Soomaaliyeed laga luulay Calanka Jamhuuriyadda.

Halkan ka daawo


Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed was Live
·
Follow




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip