Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug?

0
Thursday June 25, 2020 - 17:42:09 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug?

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyey kullanka golaha Wasiiradda oo ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Kulankaan oo ay inta badan ku sugnaayeen Golaha Wasiirada Galmudug ayaa warbxin la xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyey kullanka golaha Wasiiradda oo ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Kulankaan oo ay inta badan ku sugnaayeen Golaha Wasiirada Galmudug ayaa warbxin la xiriirta Shaqooyinkooda looga dhageystay Wasaaradaha kala ah: Amniga Gudaha, Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta &D/Hoose, Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo Boostada iyo Isgaarsiinta. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu Saacadaha soo socda tegi doono Magaalada Gaalkacyo si uu ula kulmo Madaxweynaha Puntland oo Maanta halkaasi gaaray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip