Madaxweyne Waare oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelo dhawaan dagaalamay

0
Thursday June 25, 2020 - 17:29:17 in Wararka by
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waare oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelo dhawaan dagaalamay

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka Labada Beelood ee dhowaan Shaqaaqooyinka ku dhex maray Xadka Itoobiya iyo Soomaaliya Ee Feer Feer, Waare ayaa kala hadlaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka Labada Beelood ee dhowaan Shaqaaqooyinka ku dhex maray Xadka Itoobiya iyo Soomaaliya Ee Feer Feer, Waare ayaa kala hadlayay odayaashaasi nabad ku wada noolaashiyaha iyo in laga wada shaqeeyo xasilooni ka hana qaada deeganadaasi. Sidoo kale wuxuu Madaxweynaha uu u muujiyay sida muhiimka ay u tahay In laga faa'iideysto iskaashiga Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Maalin ka hor ayaa Mas'uuliyiin ka kala socday Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Gobolka Shabeelle ee Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya waxaa ay xal ka gaareen Colaad Beeleedka ka jiray degmada Feer Feer.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip