Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah uga socdo Muqdisho

0
Thursday June 25, 2020 - 16:42:26 in Wararka by
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah uga socdo Muqdisho

    Waxaa furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaas oo Maalintii lixaad oo xiriir ah uga socda Xarunta Villa Hargeysa. Kulanka oo ah kii 9aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Gola

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaas oo Maalintii lixaad oo xiriir ah uga socda Xarunta Villa Hargeysa. Kulanka oo ah kii 9aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka matalaada gobolka banaadir iyo ka Doodista Xeerka Asteeynta Kuraasta, waxaana kulanka goobjoog ka ah 174 Xildhibaan. Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa aad uga doodaya matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare,waxaana ay badi dalbadeen in Gobolka Banaadir la siiyo 13 Sanatar.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip