Wasiir Cawad & dhiggiisa Turkiga oo wada-hallo Khadka taleefonka ah yeeshay

0
Wednesday June 24, 2020 - 22:22:06 in Wararka by
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cawad & dhiggiisa Turkiga oo wada-hallo Khadka taleefonka ah yeeshay

    Wasiirka Arrimaha ee Dowladda Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa waxaa xiriir dhinaca khadka taleefoonka ah uu la soo sameeyay Wasiirka Arrimaha Dobadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah. Si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha ee Dowladda Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa waxaa xiriir dhinaca khadka taleefoonka ah uu la soo sameeyay Wasiirka Arrimaha Dobadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah. Sida ay qoray Shabakadda Wararka ee yenisafak.com ee laga leeyahay Turkiga,iyada oo soo xiganeysay Ilo diplomaasiyadeed inay labada Wasiir Khadka Telefoonka ku wada hadleen,hayeeeshee aan faah faahin rasmi ah laga bixin waxyaabaha ay ka wada hadleen. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxaa ay yihiin kuwa leh xiriir wanaagsan,waxaana Dowladda Turkiga ay Soomaaliya ka caawisaa arrimo ay kamid yihiin Amniga, Dhaqaalaha iyo Arrimo kale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip