Puntland oo shaacisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Coronavirus

0
Sunday June 21, 2020 - 23:16:37 in Wararka by
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo shaacisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Coronavirus

    Waxaa maanta la baaray 74 qof oo 21 ka mid ah laga helay xanuunka safmareenka ah ee Covid 19. Dadka xanuunka maanta laga helay ayaa da'dooda udhaxaysaa 20 sano jir ilaa 66 sano jir waxayna kala joogan Garowe (18), Galkacyo (1) Boosaaso (1) laas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta la baaray 74 qof oo 21 ka mid ah laga helay xanuunka safmareenka ah ee Covid 19. Dadka xanuunka maanta laga helay ayaa da'dooda udhaxaysaa 20 sano jir ilaa 66 sano jir waxayna kala joogan Garowe (18), Galkacyo (1) Boosaaso (1) laascaanood (1). Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ee shaybaarku xaqiijiyey ayaa hada gaartay 291 qof , waxaa udhintay 8 qof waxaa ka bogsaday 43 qof. Wasaaradu waxay dadaal ugu jirtaa xakamaynta xanuunka safmareenka Covid-19 waxaan hogaanka wasaarada ka go'an in ay qaadaan talaabo walba oo lagu xaqiijinayo bad-qabka bulshada reer Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip