Dadka u dhintay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 90

0
Sunday June 21, 2020 - 21:43:09 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadka u dhintay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 90

    Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 21 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > L

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 21 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 24 > Somaliland: 15 > Puntland: 6 > Benadir: 3 > Lab: 18 > Dhedig: 6 > Bogsasho: 31 > Dhimasho: 2 ——————————– > Tirada Guud Laga Helay: 2,779 > Bogsashada Guud: 782 > Dhimashada Guud: 90




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip