Puntland oo Maanta lagu wareejiyay deeq Daawo ah

0
Sunday June 21, 2020 - 21:29:39 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Maanta lagu wareejiyay deeq Daawo ah

    Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa dawooyin iyo qalabka loogu talagalay cisbitaalada iyo xarumaha hooyada iyo dhalaanka kala wareegtay hay'adda World Vision Puntland. Wasiir kuxigeenka wasaaradda Abdinaasir Yuusuf Xaaji oo uu weheliyo agaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa dawooyin iyo qalabka loogu talagalay cisbitaalada iyo xarumaha hooyada iyo dhalaanka kala wareegtay hay'adda World Vision Puntland. Wasiir kuxigeenka wasaaradda Abdinaasir Yuusuf Xaaji oo uu weheliyo agaasimaha guud ayaa qalabka xarunta wasaaradda kagala wareegay madaxa hay'addaha World Vision Puntland. Cali Salaad Xasan Madaxa World Vision Puntland ayaa hadal uu ka jeediyay ku sheegay in qalabkaan iyo dawooyinkaan loogu talagalay cisbitaalada iyo xarumaha hooyada iyo dhalaanka,waxaana uu bogaadiyay wada shaqaynta dhaw ee ka dhaxaysa wasaaradda iyo hay'adda World Vision waxaana uu rajeeyay inuu xiriirkaasi sii wanaagsanaan doono . Abdinaasir Yusuf Xaaji wasiir kuxigeenka wasaaradda oo qalabka la wareegay ayaa soo dhaweeyay qalabkaan iyo dawada waqtigii loo baahnaa aad soo gaarsiiseen, waxaana uu sheegay in qalabkaan xarumaha loogu talagalay dhakhso loogu gudbin doono si bulshada uga faa'iidaystaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip