Maamulka Hir-Shabeelle oo bilaabay dhex-dhexaadinta beelo dagaalamay

0
Sunday June 21, 2020 - 21:16:42 in Wararka by
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Hir-Shabeelle oo bilaabay dhex-dhexaadinta beelo dagaalamay

    Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan maan iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeelle ee is Maamulka Somaalida Itoobiya aadan Axmed Sooyaan, Wasiiro iyo Xildhibaano ka kala tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Dowlad Degaanka Somaalid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan maan iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeelle ee is Maamulka Somaalida Itoobiya aadan Axmed Sooyaan, Wasiiro iyo Xildhibaano ka kala tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Dowlad Degaanka Somaalida ayaa degmada feefeer waxaa ay kuleeyihiin kulan ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah. Kukanka oo sy sidoo kale goobjoog ka yihiin saraakiil Ciidan oo ka la socda Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa ay ka arin sanayaan sidii xal looga gaari lahaa xiisad Beeleed dhawaan ka dhacday Nawaaxiga Degaanka Abaaley oo u dhow xadka labada Dal. Sidoo kale kulankooda ayaa waxaa ay uga hadlayaa sidii wada jir looga shaqeyn lahaa xaalada nabada gelayada Xaduudka iyo degaanada ku dha dhow,halkaas oo mararka qaar ay ka dhacaan falal amni darro. Geb-gabada kulamada ayaa la filayaa in laga soo saaro Go'aano amniga la xiriira iyo in hehsiis buuxa oo lagu soo afjarayo colaad beeleedyada la kala dhex-dhigo labadii maleeshiyo beeleed ee dhawaan uu dhex-maray dagaalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip