Qorax Madoobaad saaka lagu arkay Soomaaliya

0
Sunday June 21, 2020 - 09:15:01 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qorax Madoobaad saaka lagu arkay Soomaaliya

    Inta badan Soomaaliya ayaa waxaa Maanta laga arkay qorax Madoobaad,kadib markii qeyb kamid ah qoraxda ay madoobaatay. Magaalada muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa siweyn looga dareemay Qorax Madoobaadka,waxaana ,Culimada falaga ay horay u sheegeen i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan Soomaaliya ayaa waxaa Maanta laga arkay qorax Madoobaad,kadib markii qeyb kamid ah qoraxda ay madoobaatay. Magaalada muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa siweyn looga dareemay Qorax Madoobaadka,waxaana ,Culimada falaga ay horay u sheegeen in 21 bisha June oo Maanta ah ay dhacayso Partial Eclipse. Qorrax-madoobaadka noocan ah waxa loo yaqaan Annular Eclipse waa marka uu dayaxu isku gudbo iftiinka qorraxda balse uusan si buuxda u wada qarin oo ay qorraxdu hareeraheeda ka iftiimayso. Masajidyada ku yaalla Magaalada muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa waxaa ka bilaawday salaatul jaamica, iyada oo markasta markii ay dhacaan arrimahaan oo kale ay bilaawdaan salaadaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip