HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-JUNE-2020

0
Sunday June 21, 2020 - 09:41:44 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-JUNE-2020

    R/Wasaare Kuxigeenka Dalka oo ka falceliy ay warkii James Swan R/Wasaare Kuxigeenka Dalka, Mahdi Max amed Guuleed (Khadar) ayaa si aan toos ah ayn uga falceliyay warkii ka soo yeeray Erge yga Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey u qaab ilsan arrimaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/Wasaare Kuxigeenka Dalka oo ka falceliy ay warkii James Swan R/Wasaare Kuxigeenka Dalka, Mahdi Max amed Guuleed (Khadar) ayaa si aan toos ah ayn uga falceliyay warkii ka soo yeeray Erge yga Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey u qaab ilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan. James Swan ayaa qoraal uu ugu talagalay maalinta caalami ga ee ciribtirka xadgudubyada galmada oo Jimcihii ku aada neyd waxaa uu Dowladda So maliya ugu baaqay inay soo af jarto galmada khasabka ah, ee xilliyada qaar kood lagula kaco barakacayaasha iyo weliba dadka safarka ku guda jira. "Rabshadaha galmada la xiriira xilliyada col aadaha waxay reebaan dhaawacyo qotodheer oo shakhsi ah, waxayna sii ahaadaan kuwo xa dgudub ku ah xuquuqda aadanaha ee dhiba ne-yaasha. Waxay sidoo kale dhaawacaan is ku xirnaanta bulshada iyo dalka, boosna uga ma banaana Somaliyada casriga ah, ee soo if baxeysa." Ayuu yiri James Swan. R/Wasaare Kuxigeenka Dalka oo ka falcel intiisan ku soo beegay maalinta qaxootiga add uunka, oo Shalay ku beegan ayaa wuxuu she egay in D/Federaalka ay ku baaqeyso dad aal dheeri ah, oo ay tahay in lagu ilaaliyo, la guna caawiyo qaxootiga iyo dadka ku bara kacay gudaha dalka. Md.Mahdi ayaa qoraal uu ku daabacay bart iisa Twitter-ka waxaa uu ku muujiyay in guda ha dalka ay ku barakaceen laba dhibic lix Mily an oo Soomaali ah, sabab kastaba ha u bar akaceenee. "Shalay waa maalinta qaxootiga adduun ka. D/Federaalka Somaliya waxay ku baaqey saa dadaal dheeri ah oo lagu ilaalinayo, lagu na caawiyana qaxootiga iyo dadka ku barakac ay gudaha Somaliya. Halkaas oo ugu yaraan 2.6 milyan oo Soomaali ah ay ku barakaceen. Ficil kasta oo ay tahay." Ayuu yiri Khadar. Xog uruurin la sameeyay ayaa muujineysa in dadka kufsiga ugu badan loo gaystaa ay yihiin haweenka ku nool xeryaha barakacayaasha & dumarka kale, ee la socda gaadiidka isugu ka la goosha Gobolada Koonfurta & Bartama ha. G/Sh/Hoose ayaa billihi i April iyo May laga soo wariyay in ay ka dhaceen illaa sideed kiis oo kufsi ah, kuwaa oo ka kala dhacay Afgooye, Janaale iyo Yaaqbari-weyne. Afar dumar ahaa oo ka yimid Magaalada Baydhabo, kuna sii je eday M/Muqdisho ayaa lagu kufsaday deega anka Yaaqbari-weyne oo hoos-tagga D/Wanla weyn. Mid ka mid ahi dumarkaasi ayaa u geer iyootay isku furan ku dhacay.

Madasha Xisbiyada oo sheegtay in D/Fede ralka ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah

     Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku ba hoobay Madasha Xisbiya da Qaran ayaa lagu eedee yay DFS inay ku fashilan tay qabashada doorashada qof iyo cod ah,iyagoo ku baaqay shirweyne deg-deg ah.

    War Saxaafadeedkan ayaa loogaga hadlay qoddobada dhowaan ay dhowaan hordhigeen baarlamaanka federalka guddiga baarlamaan ka federalka u qaabilsan arrimaha doora sho oyinka,waxaana loogu baaqay Golaha Shacab ka inuusan ansixin dhammaan qodobada ay guddigan u soo gudbiyeen.

Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran;

XOG: Farmaajo oo xog ku saabsan Maam ul Goboleedyada la wadaagay Senatooro taageersan

     Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo oo dhowaan ku baaqay in shir ay isu gu yimaadaan madaxda DFS & maamul Gob oleed yada, isla markaana Axmed Madoobe u Aqoonsaday ma daxweyne KMG ah ayaa dhow aan la kulmay senato oro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Kulanka ayaa ku koobnaa ilaa 10 senator oo taageersan Madaxwe ynaha, waxayna ugu tageen isb edelka ku yimid Madaxweyne Fa rmaajo ee ku saabsan Jubbaland iyo shirka uu isugu yeeray maamul Goboleed yada.

   Xogta aanu ka helay shirka ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu ku wargeliyay xil dhibaannada taageersan in kulanka uu ku baa qay ee lagu casuumay maamul Goboleedyada kaliya looga hadli doono arrimaha Amniga oo ay ku jirin Doorashada oo uu ku adkeystay in ay go’aan ka gaari doonaan labada aqal ee Ba arlamaanka iyo Guddiga Doorashada Qaran.

     Sidoo kale Md.Farmaajo aan faahfaahin ka bixin aqoonsiga uu Axmed Madoobe u aqoons aday madaxweyne KMG ah muddo laba sano ah, iyadoo arrintaasi ay weli socoto oo aysan meel u dhicin.

Arrintan ayaa khilaafsan Baaqii Golaha Amn iga Q/Midoobay iyo beesha Caalamka, waxaa na sii dhammaanaya xilliga ay ahayd in shirka asi la qabto oo ah ka hor 25 June.           Xigasho:Shaaciye.Com

Mukhtaar Roobow Oo Ka Hadlay Da gaalkii Ka Dhacay Gobolka Bakool

    Sheikh Mukhtaar Roobow oo xabsi guri u ah D/Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu ho reysay ka hadlay dagaalkii deegaanka Abal ee gobolka Bakool ku dhexmaray ciidamo isaga daacad u ah iyo ururka Al-Shabaab.

       Dagaalkii ka dhacay degaanka Abal wax aa sida la rumeysan yahay ku dhintay ku dhow aad 50 dagaalame oo Al-Shabaab ah, waxa uu na ahaa dagaal kii ugu qaraaraa ee dhaxmar ay ciidamada Abuu Mansuur oo dowladda taa bacsan iyo Al-Shabaab

Sida aan xogta ku helnay, Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa Xildhibaano iyo siyaasiin ku beel ah uu ka dalbaday in Muqdisho loo soo qaado 14 as kari oo dhaawac ah, waxaana ku jiray taliyaha ciidanka Abuu Mansuur oo sidoo kale ahaa ku xigeenkiisa.

     Sarkaalkaan dhaawaca ah ayaa magaciisa lagu sheegay Sheekh Maxamuud Mukhtaar wa xaana hadda lagu dabiibayaa Muqdisho, ay ada oo ay soo hagaageyso xaaladiisa caaf imaad.

     Sidoo kale waxaa jira ciidamo kale oo dhaa wacyo qaba kuwaas oo ku jira Isbitaal ku yaa lla Xudur. Abuu Mansuur oo xabsi guri ah ayaa dalbaday in laga warqabo dhamaan dhaawac yada iyo daryeelkooda.

     Sh.Mukhtaar Roobow ayaa lagu hayaa guri ku yaalla Muqdisho in ka badan hal sano kadib markii la soo xiray isagoo ah musharax K/Galb eed dhamaadka sanadkii 2018. muddo uu ku jiray xabsiga NISA ayaa kadib loo wareejiyey xabsi guri.

Taliska Ciidanka xoogga oo Magac aabis Sameeyay

     Wareegtadan oo ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu soo magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigee nada Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye Xigeenka Guutada.

1-Taliye xigeenka Guutada 15-aad ayaa loo magacaab ey G/lle C/samad muse Yuu suf.

 2-G/lle Cismaan Cali Xa ashi ayaa loo maga caabey Tali yaha Ururka 71-aad Gu utada 15-aad QB-21-aad

    3-G/lle Axmed Dabeyl Cabdule ayaa loo dhii bay Ururka 72-aad Guu tada 15-aad ee Qayb ta 21-aad .

    4-Dhamme Sayid Cabdi Axmed Abtidoon ay aa loo magacaabey Taliye xigeenka Ururka 71 -aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad.

    5-Dhamme Fatxi Sayid Muxudiin Axmed oo laga soo badaley Ururka 38-aad ee Taliska Gu ud loona soo badaley QB-21-aad ayaa soo magacaabey 73-aad Guutada 15-aad ee Qay bta 21-aad .

    6-L/X/Le: Maxamed Nuur Cabdi Cawaale oo laga soo badaley Turkisom ayaa loo dhiibay Taliye Xigeenka Ururka 72-aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad.  7-L/X/Le: Cali Abdule Hiraabe ayaa isna loo magacaabey Taliye Ku xigeenka Ururka 73-aad Guutada 15-aad ee

 Qaybta 21-aad.

Madaxweyne Deni oo amray in xaliyo taba shada Shacabka Boosaaso

    Wararka naga soo gaaraya M/Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland u mas uuliyiinta G/Bari iyo kan D/Boosa aso oo uu ku amray in la dhageys to tabashada bulshadu ay ka qab aan arrimaha ka jira gudaha Mag aalada, gaar ahaana xaafadeynta oo ay dad badan ka biyo diideen.   Kulan deg deg ah oo ay yeesheen xub naha golaha deegaanka ee M/Boosaaso ayaa looga hadlay arrimahan, waxaana laysku soo qaaday sida ay waajibka u tahay fulinta amar ka Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, iya doo ay madasha joogeen madaxda gobalka iyo kuwa degmada.

    Cabdisamad Abwaan oo ah Gudoomiyaha G/Bari ayaa kulankan ka sheegay in dadku ay aad ugu kala aragti duwanaadeen, isla marka ana ay xalin doonaan tabashadda beellaha.

    Waxaa uu sheegay in ay filayaan in dib loo fiiriyo hanaanka qeybinta xaafaddaha M/Boos aaso oo ay soo dhaweynayaan in la xaliyo tab ashada beelaha.

Aden Barre Ducaale oo laga qaadayo xilka Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka

    Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenya tta oo ah hogaamiyaha xisbiga Jubilee ayaa lagu wadaa in uu guddoomiyo kulan muhiim ah oo xildhibaanada baarlamaanka Kenya maalin ta Isniinta ee soo socota, iyadoo lagu wado in xilka loogaga qaado Aden Bar re Ducaale.

    Illaa 130 xildhibaan oo ka mid ah baarlamaanka Kenya ayaa saxiixay qoraal kalsoonida ay ugagala la banayaan Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarla maanka Kenya ayaa Aadan Barre Ducaale.

    Sida lagu daabacay mid ka mid ah wargeys yada dalka Kenya Ducaale oo laga soo doorto G/Waqoyi Bari ee dalka Kenya Madaxweyna ha Kenya ayaa la gaarsiiyay qoraalka kalsooni kala laabashada ah ee Ducaale.

   Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wada dib u habeyn maamulka dalka Ke nya gaar ahaan xisbiga uu hogaamiyo.

   Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in lagu wado in isku shaandheyn lagu sameeyo gola ha wasiirada dalka Kenya dhowaan.

            Xigasho:-jowhar.com

Dil ka Dhacay Muqdisho iyo Shabaab oo Sheegtay

    Dabley Bistoolado ku hubeysan ayaa lasoo sheegayaan in ay dil ka gaysteen qaybo ka ma mid ah M/Muqdisho gaar ahaan degmada Dherkenlay ee Gobalkni Banaadir.

    Goob joogayaal ku sugan halka ay wax ka dheceen ayaa inoo sheegay in sarkaal k tirsan ciidanka dowladda ay kooxa hubaysani ku dil een degmada Dharkenlay, sidoo kale waxaa la sheegay in kooxihii dilka gaystay ay goobta isa ga baxsadeen.

    Ciidamo ka tirsan ku dowladda ayaa gaaray halka falku ka dhacay, waxaana ay sameey een howlagallo ay ku baadi goobayaan dable ydii dilka gaystay. Qoraal kooban oo Al-shab aab ay ku qoreen barahooda dhinaca Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegeen in la dilay Saraal ka tirsanaa Tal iska Ciidanka Dowladda laguna magacaabi jiray Laba Xidigle Cali Raage Maxamuud.

  Inta badan Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa falalka noocaan ah waxaa ay ka fuliyaan degmoyinka G/Banaadir, ma jiro wax war ah oo kasoo baxay hay’adaha dowladda oo looga hadlayo dilka la sheegay in Shalay uu ka dhac ay D/ Dharkenlay G/ Banaadir.

Soomaali ku xayirneyd Magaalada Hydera bad oo Muq disho laga soo dejiyay

     Waxaa Shalay M/Muqdisho ka soo cago dhigatay diyaarad dalkaasi India ka soo qaad ay muwaadiniin Soomaaliyeed, oo ku xanibnaa Magaalada Hyderabad.

     Muwaadiniintan oo 128 qof ka kooban ayaa ku xayirmay xayiraadaha ka dhashay baq dinta laga qabo faaf itaanka xanuunsidaha COVID-19, ee Coronavirus uu keeno.

     Dib ugu soo laaba shada dalka ayaa waxaa gacan weyn ka gaysatay Safaaradda Somaliy a ku leedahay Magaalada New Delhi ee Xar u nta India.Muwaadiniintan oo ka soo kala jeeda deegaana da Puntland iyo Somaliland ayaa iska diiwaangeliyay Xarunta Safaaradda, taa soo sahashay in diy aaradda Daallo Airlines lagu xiro, iyadoo Saf aar aduna ay fududeysay dhamaanba wixii loga baahnaa.

    Saalim C/hi Qalinle, Safiir Kuxigeeka ahna La Taliyaha Safaaradda iyo diblomaasiyiin kale ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ka soo sa gootiyay M/ Koonfurta India ku taala.

   Ka hor inta aan laga soo amba-bixin Magaal ada Hyderabad ayaa waxaa lagu sameeyay ba aritaan ku aaddan xanuunka COVID-19. Muw aadiniintan Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in ay M/Muqdisho uga sii kala gudbaan Magaalo oyinka Garoowe iyo Hargeysa.  7aadkii hore ayay ahayd markii M/Muqdisho dib loogu celiy ay dad kaloo Soomaali ah, oo billihii ugu damb eeyay ku xanibnaa Hyder abad.

Xubno Shabaab oo isu soo dhiibay Ciidan ka Xoogga ee aagga Hobyo

    Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xaqiijiyay in 3 ka mida dagaal-yaha nada Ururka Al Shabaab ay isu soo dhiibeen Ciidanka Xoogga Dalka.

     Taliyaha Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoog ga Dalka, Gen/Cabdicasiis C/hi Qooje ayaa xa qiijiyay in ay isa soo dhiibeen xubnahaasi ka soo goystay Al Shabaab. 3 dagaalame oo ka mid ahaa kooxaha nabadiidka ah ee Al Shaba ab ayaa isku dhiibay CXD, Qaybta 21-aad ee fadhiisinka ku leh deegaanka Bacaadweyn, oo hoostagga D/Hobyo ee G/Mudug.” Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay barta Taliska Qaybta 21aad uu ku leeyahay Facebook.

    Taliyaha ayaa sheegay tallaabada ay xubn ahaasi isu soo dhiibeen in ay ka dambeysay, ka dib markii ay arkeyn buu yiri xasuuqa iyo dhibaatada nabadiidka ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

      Isa soo dhiibidooda waxaa ay timid, ka dib markii Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cab di Kaariye (Qoorqoor) uu Arbacadii sheegay in ay cagta marin doonaan Shabaabka galangal ka ku leh nawaaxiga Hobyo."Nawaaxiga Hobyo waxaa lagu sheegaa arg agixisada inay meelaha ka dhow yihiin, soo sheega, lana soo wadaaga hay’adaha amniga. Ilaahay idinkii kama hawlgeli doonaan, lugna kuma yeelan doonaan wadankan. Sidoo kale haddii waa’ burcad badeed iyo wax noocaas la gu sheegi jiray u ogolaan mayno taako ka mi da Galmudug. Nooma kala soocna argagixiso, burcad badeed iyo waxa lamidka ah, waan dab ar-goyneynaa. Hobyana waxay noo sii tahay is tiraatiiji, muhiim gaar ah ayayna noo leedahay. Waa la isugu yimid, wixii fitno u joogi jirayoo ka tashada oo ka taga.” Ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.

Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Cor ona virus iyo tallaal loo helay

     Pakistan ayaa ku warrantay 153 dhimasho oo diiwaangelin cusub maalinle ah oo ku saa bsan dhimashada coronavirus iyadoo caabuqa ka jira waddanka Koonfur Aasiya uu sii kordhayay. Dalka Baraasiil wux uu noqday dal ka 2aad ee u gu badan ee dhimashada cor ona virus ee dunida iyadoo ay ku dhi nteen 50,000, waxaa uu ka sara maray tirada dhimashada Boqortooya da Ingir iiska.Guud ahaan Cudurka ayaa ku dhacay dalkaasi1 Milyan oo qof oo ku sugan dhamaan gobolada dalka Baraasiil. Shirkad Jarmal ah oo laga leeyahay CileVac ayaa laga bilaabay tijaabada talaalka Cudurka Corona virus.

  Ruushka ayaa soo sheegay 7,889 kiisaska cu sub ee coronavirus tirada guud ahaan dalka as ayaa noqotay  576,952 tan iyo markii uu bilow day.

    In ka badan 458,000 oo qof ayaa u dhintey cudurka Coronavirus, sida laga soo xigtay xog ta ay soo aruurisay Jaamacadda Johns Hop kin. ugu yaraan 8.6 milyan oo qof ayaa la x aqiijiyey inay qabaan cudurka ‘coronavirus’ adduunka oo in kabadan 4.2 milyan ayaa soo kabsaday.

Al-Shabaab oo xukun ku fuliyay laba wiil oo dhalinyaro ah

    Ururka Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Galhareeri ee G/Galgaduud waxay xukun jeedal ah kula fuliye en 2wiil oo dhalinya ro ah, kuwaas oo ay ku eedeeye en inay kufsi u geysteen ga bar ka mid aheyd dadka deeg aan ka.  qaadiga maxkamad da Al-Shab aab ee gobolka Galguduud ayaa dadkii la isu gu ke enay fagaaraha ay xukunka as ku fulina yeen waxa uu ka hor sheegay in dhalinyarad aas ay qirte en inay kufsi u geysteen gabadha, isla markaa na lagu xukumay min 100 jeedal.

     Xukunkaas mid 100-ka jeedal ah ayaa lagu fuliyey 2daas wiil ee dhalinyarada ah, kuwaas oo lagu kala magacaabo Maxamed Yuusuf Ma xamed iyo Cabdifiataax Salaad Cabdi, kuwaas oo ay sheegeen in laga musaafirinayo deega anka.

    Sidoo kale dhalinyaradaas ayey Al-Shabaab ku xukumeen inay bixiyaan min 14 neef oo Ari ah, maadaama sida ay goobtaas ka sheegeen aysan guur horay u soo marin. Al-Shabaab ay aa deegaanada ay maamulaan waxay ka fuli yaan xukunno dil u badan, waxayna badanaa

 dadka ay dilaan ku eedeeyaan Basaasnimo.

Xigasho radukulmiye.net


Malaayiin Lacag ah oo Waddamada Geeska Africa Loogu Deeqay

    Madawga Yurub ayaa  sheegay in ay lacago ugu deeqeen qaar ka mid ah dalalka Africa  gaar ahaan waddamo dhaca geeska Africa, ku waas oo uu saamee yay Cabuqa Cov id19.

 War qoraal ah oo kasoo baxay EU ay aa lagu shaaciyay in ugu deeqeen lacag dhan 67.4 Mill ion oo Doll ar, isla markaana uu deeqda ka taageeri doo no Urur Gobaleedka IGAD.

    "430,000 oo qof oo badankooda ah Haween iyo Carruur waxaa ay heli doonaan daryeel aas-aasi ah, halka 570,000 qof kalena ay heli doonaan biyo nadiif ah, Caafimaad iyo adee gyo kale oo nolosha muhiim u ah” ayaa lagu yiri Qoraalka Midowga Yurub .

   Dalal badan oo African ah ayaa waxaa sa ameeyay Caabuqa Covid19 kuwaas oo u ba ahan in laga caawiyo dhinacyo badan, sida dhanka qalabka lagu xakameeyo caabuqa.

Itoobiya oo beenisay in Ciidanka Soomaali ya qeyb ka ahaayeen dagaal ka dhacay Feerfeer

    Dowladd deegaanka Soomaalida itoobiya ay aa sheegay in aanu caddeyn u hayn in ciid amada dowladda Soomaaliya ay dad ku lay een degaanka Feerfeer ka dib markii shalay ay halkaasi gaareen guddi ka socda dowlad degaanka.

     Degaanka Feerfeer ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dagaal beeleed Khasaare geystay, waxana qaar ka mid ah dadka degaanka ay ku eedeeyeen in Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka qeyb ka ahaayeen dagaalkaasi.

     Hoggaanka nabadgaliyadda degaanka ay aa sheegay in hadda ay kala dhex galeen Mal eeshiyaadkii dagaallamayay, islamarkaana ay ka dhex waddaan dadaallo nabadeed.

     Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhaawac yo badan ay ka qaadeen degaanka, islamark aana ay geeyeen isbitaalka guud ee dowlad degaanka.

    Degaanka Feerfeer  ayaa ku yaala Xadka kala bara  dowlad degaanka Soomaalida ee da lka Itoobiya iyo dowlad goboleedka Hirshabe elle, waxaana inta badan ku dagaallamaya Mal eesiyaad kasoo kala jeedda labadda dhinac.

Laamaha amniga Puntland oo su'aalo weyd iiyay weriyayaal wax ka qoray muda haarad ka dhacay Bosaso

  Laamaha booliiska Puntland ayaa Shalay u yeeray suxufiyiin ka holwgalla Puntland, kuw aas oo lagusoo eedeeyay inay buun buuniyay een mudaharaad maalin tii shalay ka dhacay M/ Bosaso ee xarunta G/Ba ri.Maxamed Saalax Mu umin oo katirsan warbaahinta SBC, ayaa looga yeeray xarunta taliska booliiska gobolka Nu gaal, kadib markii laamaha amnigu u sheeg een  in lagasoo gudbiyay ashtako ku saabsan warbixin uu ka qoray mudaharaad ka dhacay Bosaso.

    Laamaha booliiska saacado kadib ayay sii daayeen weriyahan kadib markii su’aalo laga weydiiyay qoraal uu ka qoray mudahaarad ka dhacay Bosaso.    Weriyaha oo lahadlay HOL, ayaa sheegay in uu laamaha booliiska ugud bi yay in warbixinta uu baahiyay ay ahayd xog ka hadlaysay waxa dhacay oo kaliya, balse aysan ku jirin bunbunin iyo maran habaabin bulsho.

    "Dad ayaa laamaha amniga iga dacweeyay oo doonayay in la xiro, balse taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal markaan ugu tagay xafiiskiisa waxaan u sheegay warbixinta aan baahiyay iyo sawirraba in ay ahaayeen kuwa sax ah oo ka hadlayay mudaharaad ka dhacay Bosaso, waana shaqadayda weriyinimo. Taliya ha, runtii wuu ku qancay warbixintayda si wana agsana wuu iila dhaqmay,” ayuu yidhi weriye Maxamed Saalax.

    Wuxuu sheegay sheegay in arintaan aysan waxba ka bedelidoonin dhexdhexaadnimadiisa iyo wararka xaqiiqada ah ee uu kuu daabaco bartiisa Facebook oo ay boqolaal kun ku xidhan yihiin.

     Dhinaca kale, taliyaha qeybta booliiska G/ Nugaal G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo la hadlay HOL, ayaa u sheegay in sababta ay u gu yeereen weriyaha ay tahay xaqiijinta eede ymo weriyaha loosoo jeediyay, balse markii uu wareystay uu ogaaday in weriyuhu aanu gelin wax qalad ah.

    "Shalay waxaa la buun buuniyay mudahara ad ka dhacay Bosaso, weriyuhu wuxuu soo qo ray ,” mudaharaad ayaa ka socda Bosaso iyo Sawir,”. Dad kale ayaa buunbuuniyay oo adee gsanayay sawirro hore,” ayuu yidhi Taliyaha.

     Puntland ayaa mudahaarad ka dhacay Bo saso oo loogasoo horjeeday afar xaafaddood oo magaalada loo qeybiyay waxay sheegtay in la buunbuuniyay oo ay ku lug leeyihiin dad ka soo horjeeda amniga Bosaso waxayna shee gtay inay tallaabo ka qaadayso.

XIGASHO:-HIIRAAN.COM

Khilaafka Masar iyo Itoobiya oo loo gudbiy ay Golaha Ammaanka Q/Midoobay

    Masar ayaa Golaha Ammaanka QM ka co dsatay wadaxaajoodka 3 geesoodka ee ku sa absan biyo xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso wabiga Nile inuu soo farageliyo.

      Laga billaabo 7aadkii la soo dhaafay wax aa 3 dal u socday wadaxaajood dhanka muu qaal aragga oo u dhaxeeyey guddiyada far samada.

    Iyada oo ay dalalku sheegeen wadahadalla da meel fiican iney marayaan oo wax badan ay isku afgarteen haddana Masar ayaa sheegtay in arrimihi muhiimka ahaa aan lagu heshiinin cabashadeedana u gudbisay Golaha Ammaan ka Qaramada Midoobay.

     Masar inta ay cabashadeeda si rasmi ah ugu gudbin Qaramada Midoobay, wasiirka arr imaha dibadda Itoobiya Deguu Andargachew wuxuu warbaahinta dalka Itoobiya uu 7aadki hore u sheegay Masar iney diyaar u ahayn in wadahadal wax weliba lagu dhammeeyo oo ay dooneyso Itoobiya iney cadaadis siyaasadeed oo ka baxsan wadahadallada ay saarto.

<



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip