Xukuumadda iyo xubo ka tirsan M/Goboleedyada oo kulan yeeshay

0
Saturday June 20, 2020 - 21:29:33 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda iyo xubo ka tirsan M/Goboleedyada oo kulan yeeshay

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xil. Sadiiq Warfaa ayaa shir guddoomiyay kullan heer Wasiirro ah oo ku qabsoomay aalada Zoom-ka oo ay ka qay bgaleen Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad-Goboleedyada. Kull

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xil. Sadiiq Warfaa ayaa shir guddoomiyay kullan heer Wasiirro ah oo ku qabsoomay aalada Zoom-ka oo ay ka qay bgaleen Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad-Goboleedyada. Kullanka ayaa waxaa uu la xiriiray dardargalinta Barnaamijka Baxnaano oo ah barnaamijkii u horreeyay ee Dowladda Soomaaliya ay taageerro dhaqaalo ku siinayso muwaadiniinta kuwooda ugu nugul. Sidoo kale Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa wadatashi ka yeeshay dadaallo ay Dowladda Soomaaliya ku gaarayso Qoysaska uu saameeyay Ayaxa. "Kullankan qayb ka yahay wadashaqaynta dhow ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS iyo Wasaaradaha Dowlad-gobolleedyada. Waxaana dhici doona kullan joogta ah oo si bilo ah u qabsoomi doona" ayuu yirin Wasiir Sadiiq Xirsi Warfaa.
                    


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip