Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo darawal ku dilay Muqdisho

0
Saturday June 20, 2020 - 19:53:27 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo darawal ku dilay Muqdisho

    Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa nin darawal ka ahaa baabuur Nooca loo yaqaan Caasiga ee Gaadiidka Dadweynaha ee BL-Ka M/Muqdisho ka shaqeeya ayaa waxaa uu ku dilay Isgoyska Ex Konrool Afgooye ee Muqdisho Sida ay Warbaahinta u xaq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa nin darawal ka ahaa baabuur Nooca loo yaqaan Caasiga ee Gaadiidka Dadweynaha ee BL-Ka M/Muqdisho ka shaqeeya ayaa waxaa uu ku dilay Isgoyska Ex Konrool Afgooye ee Muqdisho Sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal ka ag dhawaa falka goobta uu ka dhacay. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheekgeen waxana la xaqiijiyay in dilka ruuxaan uu yimid ka dib markii labadda ruux ay ku murmeen lacag. Goobjoogayaal ayaa sheegeen in Ciidanka dowladda ee ku sugan aagaasi ay gawaarida ka qaadaan lacag dhan 5 kun oo shilin Soomaali ah, islamarkaana uu diiday darawalka la dilay. Ninka dilka geystay ayaa la sheegay in uu goobta kabaxs aday ka dib markii darawalka uu dilay. Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan Ex konrool Afgooye ayaa ku guuldareystay inay soo qabtaan Askariga dilka geystay. waxayna sheegeen in lagu raad joogo ..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip