Madasha Xisbiyada oo sheegtay in Dowlada Federalka ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah

0
Saturday June 20, 2020 - 16:49:35 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Xisbiyada oo sheegtay in Dowlada Federalka ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah

    Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay qabashada doorashada qof iyo cod ah,iyagoo ku baaqay shirweyne deg-deg ah. War Saxaafadeedkan ayaa loogaga hadlay qoddobad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay qabashada doorashada qof iyo cod ah,iyagoo ku baaqay shirweyne deg-deg ah. War Saxaafadeedkan ayaa loogaga hadlay qoddobada dhowaan ay dhowaan hordhigeen baarlamaanka federalka guddiga baarlamaanka federalka u qaabilsan arrimaha doorashooyinka,waxaana loogu baaqay Golaha Shacabka inuusan ansixin dhammaan qodobada ay guddigan u soo gudbiyeen.

  Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran;

Xigasho:-jowhar.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip