Itoobiya oo beenisay in Ciidanka Soomaaliya qeyb ka ahaayeen dagaal ka dhacay Feerfeer

0
Saturday June 20, 2020 - 15:53:32 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo beenisay in Ciidanka Soomaaliya qeyb ka ahaayeen dagaal ka dhacay Feerfeer

    Dowladd deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa sheegay in aanu caddeyn u hayn in ciidamada dowladda Soomaaliya ay dad ku laayeen degaanka Feerfeer ka dib markii shalay ay halkaasi gaareen guddi ka socda dowlad degaanka. Degaanka Feerfeer ayaa dhawaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladd deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa sheegay in aanu caddeyn u hayn in ciidamada dowladda Soomaaliya ay dad ku laayeen degaanka Feerfeer ka dib markii shalay ay halkaasi gaareen guddi ka socda dowlad degaanka. Degaanka Feerfeer ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dagaal beeleed Khasaare geystay, waxana qaar ka mid ah dadka degaanka ay ku eedeeyeen in Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka qeyb ka ahaayeen dagaalkaasi. Hoggaanka nabadgaliyadda degaanka ayaa sheegay in hadda ay kala dhex galeen Maleeshiyaadkii dagaallamayay, islamarkaana ay ka dhex waddaan dadaallo nabadeed.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhaawacyo badan ay ka qaadeen degaanka, islamarkaana ay geeyeen isbitaalka guud ee dowlad degaanka.

Degaanka Feerfeer ayaa ku yaala Xadka kala bara dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya iyo dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana inta badan ku dagaallamaya Maleesiyaad kasoo kala jeedda labadda dhinac.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip