Madaxweyne Deni oo amray in xaliyo tabashada Shacabka Boosaaso

0
Saturday June 20, 2020 - 15:28:39 in Wararka by
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Deni oo amray in xaliyo tabashada Shacabka Boosaaso

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland u masuuliyiinta gobalka Bari iyo kan degmada Boosaaso oo uu ku amray in la dhageysto tabashada bulshadu ay ka qabaan arrimaha ka jira gudaha magaalada, gaar ahaana xaafa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland u masuuliyiinta gobalka Bari iyo kan degmada Boosaaso oo uu ku amray in la dhageysto tabashada bulshadu ay ka qabaan arrimaha ka jira gudaha magaalada, gaar ahaana xaafadeynta oo ay dad badan ka biyo diideen.          Kulan deg deg ah oo ay yeesheen xubnaha golaha deegaanka ee magaalada Boosaaso ayaa looga hadlay arrimahan, waxaana laysku soo qaaday sida ay waajibka u tahay fulinta amarka Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, iyadoo ay madasha joogeen madaxda gobalka iyo kuwa degmada.

            Cabdisamad Abwaan oo ah Gudoomiyaha gobolka Bari ayaa kulankan ka sheegay in dadku ay aad ugu kala aragti duwanaadeen, islamarkaana ay xalin doonaan tabashadda beellaha.

        Waxaa uu sheegay in ay filayaan in dib loo fiiriyo hanaanka qeybinta xaafaddaha magaalada Boosaaso oo ay soo dhaweynayaan in la xaliyo tabashada beelaha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip