Dowladda Somalia oo faah faahin rasmi ah ka bixisay Shirkii Jabuuti

0
Friday June 19, 2020 - 21:15:36 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia oo faah faahin rasmi ah ka bixisay Shirkii Jabuuti

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin rasmi ah waxaa ay ka bixisay wada-hadalladii dhawaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland ku dhex-maray dalka Jabuuti. Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Cabdi Maxamed Sabriye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin rasmi ah waxaa ay ka bixisay wada-hadalladii dhawaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland ku dhex-maray dalka Jabuuti. Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in kulmadii ay yeesheen Guddiyada farsamada ay ahaayeen kuwo lagu abuurayay kalsooni dhisid iyo inay socdaan wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Wasiirka oo Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in wada-hadallada loo qorsheeyay inay guddiyada sii wadaan,isla markaana ay jiraan guddiyo Wasiiro ah oo 45 Cisho,kadib ay dib ugu laaban doonaan Jabuuti si ay u hubiyaan waxa u qabsoomay Guddiyada Farsamada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip