Wasiir Fiqi oo booqday xerooyin Ciidan balan qaadna sameeyay

0
Friday June 19, 2020 - 21:02:41 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Fiqi oo booqday xerooyin Ciidan balan qaadna sameeyay

    Wasiirka Amniga Gudaha Dawalad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta booqday taliska Ciidamada Badda ee Booliska Galmudug ( Galmudug Maritime Police Unit) oo saldhigoodu yahay magaalada Hobyo. Wasiirka ayaa warbixin ka dhagaystey t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Gudaha Dawalad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta booqday taliska Ciidamada Badda ee Booliska Galmudug ( Galmudug Maritime Police Unit) oo saldhigoodu yahay magaalada Hobyo. Wasiirka ayaa warbixin ka dhagaystey taliyaasha ciidanka, asagoo faahfaahiyey baahida loo qabo ciidamada Badda Galmudug iyo muhimadda ay ugu fadhiyaan Galmudugta cusub. Wasiir Fiqi wuxuu ugu danbayn ballanqaaday in la tayeyn doono ciidamada Badda Galmudug si ay ugu guuleystaan ilaalinta maraakiibsta sida sharci darrada ah u kalluumeysta. Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa waxaa ay horay ula wareegtay maleeshiyaad iyo Gaadiid dagaal oo ku sugnaa degaano ka tirsan gobolka Mudug,kuwaas oo la sheegay in laga dhigayo Ciidamada Daraawiishta Galmudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip