Mid kamid ah Qowmiyadaha Itoobiya oo Dowlad Goboleed loo ansixiyey

0
Friday June 19, 2020 - 21:00:52 in Wararka by
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid kamid ah Qowmiyadaha Itoobiya oo Dowlad Goboleed loo ansixiyey

    Dawlad goboleed cusub ayaa si rasmi ah looga abuuray dalka Itoobiya waxaanay go'aankan lagu saleeyey natiijadii ka soo baxday aftidii bishii Noofember ee kal hore laga qaaday qoomiyadda shanaad ee ugu badan dalkaas ee Sidama oo codaysay in ay go

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlad goboleed cusub ayaa si rasmi ah looga abuuray dalka Itoobiya waxaanay go'aankan lagu saleeyey natiijadii ka soo baxday aftidii bishii Noofember ee kal hore laga qaaday qoomiyadda shanaad ee ugu badan dalkaas ee Sidama oo codaysay in ay gooni ka noqoto konton qoomiyadood oo ay dhanka maamulka hal gobol wada hoostagi jireen. Go'aankan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo qoomiyado badan ay dalbanayaan in iyagana loo yagleelo dawlad goboleeddo u gaar ah. Bishii July ee sannadkii lasoo dhaafay in ka badan 50 qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay gobolkaas kaddib markii ay ku eedeeyeen dowladda inay dib u dhigeyso aftida gobolka uu ku raadinyay ismaamuul gooni u ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip