Mas'uuliyiin ku baxay dilal ka dhacay Xadka Gobolka Hiiraan ee Itoobiya

0
Friday June 19, 2020 - 20:58:55 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin ku baxay dilal ka dhacay Xadka Gobolka Hiiraan ee Itoobiya

    Wafdi ka tirsan hoggaanka Nabadgalyada Maamulka iyo Cadaalada Dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa ay gaareen Degmada Feerfeer oo ku taalla Xadka uu Gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha hoggaanka Dr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ka tirsan hoggaanka Nabadgalyada Maamulka iyo Cadaalada Dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa ay gaareen Degmada Feerfeer oo ku taalla Xadka uu Gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha hoggaanka Dr Xuseen Xaashi, iyada oo siweyn halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay. U jeedada wafdiga ay halkaasi u tageen ayaa waxaa lagu sheegay dilal ka dhacay degaanka abaaleey oo ka tirsan degmada feerfeer,kaas oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed. Xaalada degaanka abaaleey oo ka tirsan degmada feerfeer ayaa degan,waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in Madaxweynaha dowlad degaanka Mustafe Cagjar uu halkaasi tegi doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip