Xilliga dib loo furayo iskuullada Kenya oo la shaaciyey

0
Friday June 19, 2020 - 20:55:06 in Wararka by
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilliga dib loo furayo iskuullada Kenya oo la shaaciyey

    Wasaarda Waxbarashada ee dalka kenya ayaa shaacisay xiliga dib loo furi doono iskuullada dalkaas oo horey loogu xiray faafitaanka cudurka COVID-19 aawadii. Wasaaradda ayaa sidoo kale asteysay xiliga ay ardaydu u fariisan doonaan Imtixaannada qaran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarda Waxbarashada ee dalka kenya ayaa shaacisay xiliga dib loo furi doono iskuullada dalkaas oo horey loogu xiray faafitaanka cudurka COVID-19 aawadii. Wasaaradda ayaa sidoo kale asteysay xiliga ay ardaydu u fariisan doonaan Imtixaannada qaran. Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay inay wasaaradda caafimaadka kala shaqeyn doonto tallaabooyin caafimaad oo laga hirgelinayo iskuullada, si looga hortago faafitaanka cudurka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip