Ibraahim Cismaan oo noqday Madaxweyne ku xigeenka dowlad degaanka Soomaalida

0
Thursday June 18, 2020 - 20:47:15 in Wararka by
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ibraahim Cismaan oo noqday Madaxweyne ku xigeenka dowlad degaanka Soomaalida

    Xisbiga talada haya ee Dowlad Degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa Ibraahim Cismaan u magacaabay madaxweyne ku-xigeenka cusub ee maamulkaas. Tilaabadaan ayaa timid kadib markii Aadan Farax oo xilkaas hayay dhawaan loo magacaabay afhayeenka baa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga talada haya ee Dowlad Degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa Ibraahim Cismaan u magacaabay madaxweyne ku-xigeenka cusub ee maamulkaas. Tilaabadaan ayaa timid kadib markii Aadan Farax oo xilkaas hayay dhawaan loo magacaabay afhayeenka baarlamaanka Federaalka ee Itoobiya

Sido kale xisbiga waxay afahayeenka baarlamaanka cusub u magacaabeen Malaw Ibraahim Cabdi (Mandela), sida ay ku warrantay warbaahinta Dowlad Deegaanka.

Waxaa lagu wadaa in xubnahan lasoo magacaabay loo gudbiyo golaha baarlamaanka si ay u ansixiyaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip