Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay loolanka ay ugu jiraan Kursiga QM

0
Thursday June 18, 2020 - 13:38:14 in Wararka by
  • Visits: 168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay loolanka ay ugu jiraan Kursiga QM

    Kenya ayaa ku guuldaraysatay inay hanato kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka kaasoo ay kula tartamaysay dalka Jabuuti, kadib markii ay heli weyday codadkii ay u baahneyd. Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle waxaa uu s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya ayaa ku guuldaraysatay inay hanato kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka kaasoo ay kula tartamaysay dalka Jabuuti, kadib markii ay heli weyday codadkii ay u baahneyd. Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle waxaa uu sheegay in dadaalka uu ugu jiro dalkiisa kursiga aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey uu yahay mid ay usoo galeen olole adag. "Tani waxay aheyd olole aad u adag, waxaan soo dhageysanay oo aan diyaarsanay waxyaabaha aad mudnaanta siineysaan ee danaha idiin ah ee aad ka walaacsan tihiin ee aragtiyaha aad ka qabtaan dunida dhibka badan , 27-ka bishan Juun waxaan u dabaal degi doonaa 43 sanno oo xornimo ah, waa 43 sanno oo ay Jabuuti ku caanbaxday nabad iyo dulqaad”

          Waxaa uu dhanka kale sheegay in Jabuuti ay kaalin weyn ka qaadatay dadaallada nabadda ee gobolka, wuxuu tusaale usoo qaatay shirka wadahadallada ee madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ay isugu tageen Jabuuti kaas oo dhawaan ka dhacay Jabuuti.

           

              




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip