Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
Thursday June 18, 2020 - 11:57:03 in Wararka by
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

    Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay Meel u dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim oo ku dhow dugsi Sare Banaadir ee Degmada Hodon. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay Meel u dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim oo ku dhow dugsi Sare Banaadir ee Degmada Hodon. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa la sheegay inay ku dhinteen Afar ruux oo ay kamid yihiin Hooyo iyo Cuug Yar ay dhashay oo saarnaa Mooto Bajaaj uu qaraxa qabsaday halka Saddex kale oo wadada marayay ay ku dhaawacmeen. Warar kala duwan ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dadka lala beegsaday qaraxa,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in lala damacsanaa Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda balse uusan kasoo gaarin wax khasaaro ah. Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa tegay halka uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo xiray wadada soo gasha halka uu qaraxa ka dhacay,waxaana sidoo kale goobta laga qaaday dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay qaraxaas





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip