Magac bixin Ciidan!!!. (Faallo)

0
Wednesday June 17, 2020 - 19:32:50 in Wararka by
  • Visits: 1711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magac bixin Ciidan!!!. (Faallo)

    Waalidku Ubadkiisa waxa uu ula baxaa Magacyo Qurxn oo muujinayo Awood, sida Magacyada Carabta oo kale "Asad" oo ah Libaax, "Nimri" iyo " Fahad" oo ah Nuucyada Shabeelka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waalidku Ubadkiisa waxa uu ula baxaa Magacyo Qurxn oo muujinayo Awood, sida Magacyada Carabta oo kale "Asad" oo ah Libaax, "Nimri" iyo " Fahad" oo ah Nuucyada Shabeelka.

Sidoo kale Dowladaha ayaa Ciidamadooda ula baxo Magacyo Awood Muujinayo Sida Libaaxyada Africa, Asad ( F.S:1aad). ama Nuucyada Shabeelka ( F.S: 2, 3, 4). Gaar ahaan Labada Nuuc ee Hore ee No.2 & 3.
 
Laakin No.4 ayaa ah kan ugu liito saddaxda Nuuc ee Shabeelada loona yaqaan "Fahad” ama "Haram cas” Badanaa Ciidamada looma bixiyo magacaa ( F.S: 5 & 6 aad).
 
Haddaba Ciidamadeena Awoodda badan ee Geesiyaasha ah maxaa loogu bixiyay "Fahad” Af Carabiga ama "Haram cas” AF Somali?.
 
Maxaa loogu bixin waayay Magacyada saddaxda sare ee Awooda leh?. Annigu waxaan u bixin lahaa Libaaxyada. Adigana?.


          
 
           
Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip