HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 17-JUNE-2020

0
Wednesday June 17, 2020 - 11:01:15 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 17-JUNE-2020

    Safiirkii hore Somaliya ee dalka Ciraaq oo Muqdisho lagu aasay Waxaa Shalay M/Muqdisho lagu Aasay Sa fiirkii hore Somaliya u fadhin jiray dalka Ciraaq oo Shalay Muqdisho ku geeriyooday. R/waraare ku-xigeenka XFS.Wasiirka Arri ma ha diba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirkii hore Somaliya ee dalka Ciraaq oo Muqdisho lagu aasay Waxaa Shalay M/Muqdisho lagu Aasay Sa fiirkii hore Somaliya u fadhin jiray dalka Ciraaq oo Shalay Muqdisho ku geeriyooday. R/waraare ku-xigeenka XFS.Wasiirka Arri ma ha dibadda, W/Aminiga, R/Wasaarihii hore Soomaaliya,Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho, Xildhibaano ka tirsan 2da gole ugaasyo waxgarad iyo Madax kale ayaa Shalay ka qayb galay Aaska allaha u naxar iistee Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Dalka Ciraaq Ciise Maxamed Cali (Ciise-dhe ere) oo Shalay lagu aasay M/Mu qdisho. Marxuumka oo maalmihii dambe ku xanu unsanaa M/Muqdisho ayaa Shalay geeriyo od ay, inkastoo aanan la shaacin nooca xa nuun ka ee uu u geeriyooday marxuum Amb. Ciise Cali Maxamed oo la soo shaqeeyey dowladdii dhexe. Madaxdii ka qayb gashay Aaska ayaa u ga tacsiyadeysay ehelada Marxuumka geer ida ku timid, waxaana Alle ay uga baryeen Janadii inu u ugu Bishaareeyo. AUN Amb. Ciise Dheere ayaa ahaa diblu maasi ku dhawaad 50 sanno ku dhexjiray dibl amaasiyadda si gaar ah arrimaha car abta, isaga oo dowladdii dhexe noqday safiir kii So omaaliya u fadhiyey dalka Ciraaq.


Dadka uu ku dhacay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 2,658

     W/Caafimaadka DFS ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

    Warbixinta kasoo baxday W/Caafimaadka ayaa sidaan u qorneyd:

> Laga Helay: 16

> Somaliland: 15

> Koonfur Galbeed: 1

> Lab: 11

> Dhedig: 5

> Bogsasho: 27

> Dhimasho: 0

——————————–

> Tirada Guud Laga Helay: 2,658

> Bogsashada Guud: 649

> Dhimashada Guud: 88

Madasha Xisbiyada Qaran oo dowladda ku eedeysay hurinta colaado

       Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay walaac ka muujinayso dag aallada sokeeye, oo ay sheegtay inay ka oo cusboonaaday deegaanada Soomaaliy eed. Qoraal kasoo baxay Madasha ayay ku shee gtay inay u argato inay gacmo siyaasa deed ku lug leeyihiin dagaallada sokeeye ee soo noq noqdey.

     "Ayadoo lawada ogsoonyahay inay dawlad du joojisey shirarka siyaasadeed ee ka qabso omi lahaa Muqdisho, Madashu waxay ka xun tahay in dawladdu ay abaabusho oo ma algal iso shirar lagu kala fogaynaayo bulsha da Soo maaliyeed laguna hurinaayo colaado soke eye,” ayaa lagu yiri qoraalka Madasha.

 "Waxaan u aragnaa in dawladdu ay lug weyn ku leedahay hurinta colaadaha bilihii ugu dan beeyay ka soo cusboonaaday dalka gaar aha an; Muqdisho, Shabeelada Hoose, Shab eela da dhexe, Jubada Hoose, Hiiraan, Galg uduud, Mudug, iyo degmooyin kamid ah Da wlad De egaanka Soomaalida gaar ahaan de gmooyi nka Raaso, Sallaxaad, Doollo iyo qay bo kale oo kamid ah D/D/Soomaalida.”

    Madashu ayaa ugu baaqday hoggaanka dalka inuu joojiyo "dagaalada siyaasadeed & midka ciidan ee ku wajahan” Dawlad gobole edyada dalka iyo guud ahaan geyiga Soo maa liyeed.  Dowladda Soomaaliya weli kama ja waabin eedaha loo soo jeediyey ee ku aadan hu rinta colaadaha.

Laftagareen oo Ciidanka xoogga kala hadl ay dagaalka Al-Shabaab

   Madaxweynaha DGK/Galbeed Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay dagaalka Shabaab ee G/Bakool la qaatey saraakiisha  guutada 9laad ee taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,iyadoo ay ka qeybgaleen taliyaha qe ybta 60-aad iyo saraaki il kale.

G/le Muqtaar Maxmed C/hi (Geesey) taliyaha guutada sagaalad ee ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Warbaahin ta ayaa sheegey in kulanka ay madaxweynaha la qaateen uu ahaa mid is xog wareysi ah.

     Sidoo kale Muqtaar Geesey ayaa Sheegey in madaxweynaha KG. Cabdicasiis Xasan Max amed lafta-gareen  ay isla soo qaadeen sidii loo soo dhameystiri lahaa qorshayaasha hour marineed ee loogu talogalay dadka ku dhaqan deegaannada laga xoreeyay Al-Shabaab.

     Ugu dambeyntii waxaa uu umahad celiyay taliyuhu qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka bakool,isagoo xusay iney yihi in shacab dulqaad badan’ misana ciidamada kala shaqeeya sidii guud ahaan degaannada KG loogu soo dabbaali lahaa nabadgelyo waar ta.

Daawadii ugu horeysay oo loo helay cudurka Coronavirus

    Guud ahaan quburada caafimaad ee dunida ayaa maskaxdooda mashquul ku aheyd sidii daawo loogu heli lahaa cudurka COVID-19, ha se ahaatee qubaro ka tirsan jaamacadda Ox ford ee London iyo dhaqaatiir kale ayaa shaa ca ka qaaday war aad loogu farxo.

     Kaniiniga Dexamethasone ayaa noqday daawada kaliya ee dili karta cudurka Corona virus, dhimashadana ka badbaadin karta dad ka qaba cudurka ee xaaladaha halista ah ku jira. Madaxa kooxda baaritaankaan iyo tijaaba da sameeyay, Prof. Peter Horby, ayaa sheeg ay in tani ay tahay tallaabo muhiim oo horay loo qaaday.

   "Tani waa daawada kaliya ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay yareyn karto heerka dhima sha da qofka la ildaran COVID-19, si sareysa ayey na u yareyneysaa awooda cudurkaani, waana guul weyn oo la gaaray” ayuu yiri Prof. Peter Horby. Isbitaalada NHS ee UK hadda waxay bi laa been isticmaalkeeda, kadib markii lagu gu ule ystay tijaabo lagu sameeyay bukaano qab ay COVID19 kuwaasi oo isugu jiray kuwo xaaladahooda halis ahaa iyo kuwo aan u baa hneyn qalabka neefta in lagu xero.  2,000 qof oo lagu tijaabiyay daawadaan ay aa dadkii ku xernaa qalabka ventilators ee koo maha ku jiray ay ka caawisay in ay badbaada an oo ca afimaadaan.  Qiimaha kaniinigaan oo loo istic maalo neef ta ayaa aad u hooseeyo, wadanka UK 5 Pou nd ayaa lagu iibiyaa xerm adii oo ka kooban 20 inax ama xabo.

Galmudug oo hirgalisay xarunta Maare ynta iyo Daaweynta COVID19

     Wasiiru dowlaha W/Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xilibaano iyo tali yaha booli ska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19 ee Galkacyo.

    Xaruntaan ayaa muhiim u ah bulshada kunool G /Mudug, maadaama aysan ku oo llin xarun kale oo lagula tala galay Covid-19. Had al ko oban oo halkaas uu ka jeediyey ayuu ugu ma had celiyey hay’ada IMC oo kaalin weyn ka qaadatay diyaarin ta xaruntaan.

     Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada Galmudug inay taxadaraaan Ayna u hogaansa maan tilmaamaha Caaf imaadka ee ay bixin ayaan dhaqaatiirtu. Xarunta waxaa lagu diyaariyey sariiro oxyg en iyo agabka lagula tacaalo Covid19 waxaa na sidoo kale diyaar ku ah shaqaale u diyaars an inayla tacalan buka anada usoo rito Covid19 

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

    Xildhibaannada G/shacabka ee Baarlamaa nka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah ay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee M/Muqdisho,kaas oo ay uga ha dlayaan Arrimo dhowr ah. Ajandaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 3aad ee H/Sharciyeed ka Nootaayooyinka,kaas oo Xil dhibaannada GSQ Isniintii la soo dhaafay la filayay inay marsiiyaan Akhrinta 2aad,balse koo ram la’aan uu u baaqday kulanka.

   Xildhibaannada GSHS ayaa waxaa xalay loo diray farriimo ku saabsan in Maanta uu jiro Kul anka Golaha,isla markaana ay kasoo qeyb gal aan waqtigana ilaaliyaan.

  Xildhibaannada G/ShBS ayaa waxaa ay had da ku jiraan kala-fadhiga 7aad ee ugu dambee ya muddo xileedka Baarlamaanka,waxaana horyaalla Shaqooyin dhowr ah.

Madaxweyne Qoor Qoor oo socdaal ku tegay Wargala iyo Galbarwaaqo

    Madaxweynaha D/G/Galmudug Axmed Ca bdi Kaariye Qoorqoor iyo wefdi uu hogaamina yo ayaa booqasho kooban ku tagay degaana da Wargalo iyo Gal-barwaqo oo ka tirsan G/Mudug. Booqashadan oo qeyb ka ah safar ka nabadda ee uu madaxweynuhu ku marayay degaanada Galmudug ayuu ka mahadceliyay sida diiran ee loogu soo dhaweeyeey tuulooyin ka Wargalo iyo Gal-barwaaqo.

     Safarka Md.Qoorqoor waxaa ku wehlin aay ay Xildhibaano ka tir san B/S,Wasiiro & Mas’ uul iyiin kale oo kamid ah Maamulka Galmud ug Maalmihii lasoo dhaafay  Md. Qoorqoor ay aa waxaa uu socdaal ku marayay degaano iyo  tirsan Galmudug isagoo halkaas kula kulmay shacabka iyo Mas’uuliyiin kala duwan.


Ilhaan Cumar aabaheed oo u geeriyooday cudurka Covid-19

    Aabaha dhalay Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, ayaa habeenkii Isniintii u geeriyooday cuduruka COVID-19, si da bayaan ay soo saartay ay ku sheegtay Ilha an oo  ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka.

    "Waxaan ayada oo aad u murugo iyo xanu un badan macasalaama dhahayaa aabahay,” ayey Ilhaan ku tiri bayaanka ay soo saaratay. "Erayo ku ma qeexi karo waxa uu uga dhignaa aniga iyo inta taqaa nay ee jecleyd.”

    Ilhaan iyo aabaheed Nuur Cumar Maxamed ayaa ayaga oo qaxooti ah yi mid Mareykanka 1995-kii, markaasi oo ay kas oo carareen dagaalladii sokeeye ee Soomaa liya, waxayna ugu dambeyn degeen M/Minneapolis.

   Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib ayaa Nove mber 2018 loo doortay xubno ka tirsan Aqalka Wakiilada, ayaga oo noqday labadii gabdhood ee ugu horreeyey ee muslimiin ah ee ka mid noqdaCongress-ka Mareykanka Xigasho:BBC

Askari ka tirsan Ciidamada dowladda oo nin Ganacsade u dilay Sigaar awgiis

    Isgoyska Umbulutooriyada ceel gab ee  De gmada Xamar Jajab ayaa Shalay waxaa ka dhacay dil argagax leh, ka dib markii Askari ka tirsan Ciidamada dowladda uu dilay nin gana csade ahaa.    Dilka ganacsadahan oo miis yar ganacsi ku lahaa waddada dhinaceeda ayaa waxaa u yimid Askari sida la sheegay ka tirsan illaalada Guddoomiyaha D/Shangaani, waxaa na uu doonaayay inuu ka iibsado Sigaar.

     Lacagta uu watay Askari ayaa la sheegay inay jeexnayd, islamarkaana uu iska dii day ni nka miislaha ahaa inuu kaga iibiyo Sigaar, bal se Askariga oo qori ku hubaysnaa ayaa waxaa uu isku dayay inuu awo od kaga qaato sigaar ka, waxaana uu 2 xabadood ugu riday dusha, middii 3aadna Marxuumka ayeey ku dhacday.

     Marxuumka dhintay oo lagu magacaabi ji ray Cumar, ayaa wuxuu ahaa nin maskiin da, ah oo carruur ka biili jiray miis yar ganacsi oo uu ku lahaa Isgoyska Umbulutooriyada ceel gaabta .

     Xilliga falka dilka uu dhacaayay ayaa wax aa goobta maraayay Guddoomiye Ku xigeenka Amniga & Siyaasadda Maamul ka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulaa hi Tuulax, wax aana Askariga qabtay illaala da Guddoomiye Tuulax.

     Askariga dilka gaystay ayaa waxaa la gu wareejiyay Saldhiga Degmada Xamar Jajab, halkaasi oo iminka uu ku xiran yahay.

    Maydka marxuumka dhintay ayaa waxaa loo qaaday xarunta dambi Baarista Ciidanka Booli ska Somaliya, halkaasi oo lagu diiwaangeli naayo.

Ciidamo ka tirsan DF oo u abaabulan qaab qabiil oo shacab ku laayey Abaaleey

     Wararka naga soo gaaraya deegaanka Aba aleey ee saaran xadka 2da dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegaya in cii dan ka tirsan Militariga DSay halkaas ku laayeen dad Shacab oo Baaraleey ahaa.

Ciidamada dadkaan Shacab ah ku laayeey Abaaleey ayaa lasoo sheegayaa in ay wateen gawaarida dagaalka ee ciidanka XDS, waxayna dileen illaa 5 qof halka ay dha awaceen tiro intaas ka badan oo dhammaanto od ahaa dad Shacab ah.

   Tallaabada ay ciidamada Dowladda ka tirsan ee u abaabulnaa qaabka qabiil ku laayeen da dkaan shacabka ah ayaa timaaday kadib mar kii ay deegaanka ka dhacay dagaal qabiileed.

    Lama oga tallaabada ay qaadayaan taliska CXDS oo ay ciidankoodu ku lug leeyihiin cola adaha soo noqnoday ee deegaannada xuduu daha ee G/Hiiraan uu la wadaago Itoobiya.

    DFS  weli kama aysan hadlin dadkaan Shac abka ah ee lagu laayey Deegaanka Abaaleey, waxaana soo noq noqday in qaab qabiil loo adeegsadayCiidamada Dowladda

.xigasho; caasimadda.net

Hay’adda Hormuud Foundation oo magaca laga bedelay

    Waxaa markii ugu horeysay magaca laga be delay Hay’adda Hormuud Foundation, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2014, iyadoona lala mataaneeyay Salaam Bank, loogu magac-daray Hormuud Salaam Bank Foundation.

Tallaabada lagu mideeyay labadaan xafiis ay aa waxay la xiriirtaa, sidii loo ballaarin lahaa tageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed, kuwooda gacan qabashada iyo daryeelkaba u baahan.

      Munaasabadda daahfurka Hormuud Sala am Bank Foundation oo Shalay lagu qabtay Xaruntii Hormuud Foundation ee M Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Gudoomiyaha Horm uud Salaam Bank Foundation, Cabdullaahi Nu ur Cismaan, Gudoomiyaha Salaam Bank, Max amed Cabdi Colow iyo masuuliyiin kale.

    Maxamed Cabdi Colow, Gudoomiyaha Sala am Bank oo la hadlay Saxaafadda ayaa yiri "Hawshaan Shalay la rabo in la daahfuro oo ah Hormuud Salaam Bank Foundation waa ha wl loo madlanaa, oo mudadaanba la qaban-qa abinaayay, Ilaahay mahadiis Shalay ayay noo suurtagashay inaan daahfurno. Salaam Somali Bank sidaad ogtihiin waa bankigii ugu horeey ay oo burburka ka dib laga furay Somaliya, wa xaa la furay 2009-kii, bishii October. Ujeedada loo furayna waxay ahayd oo la isugu hawlay in ay bulshada Soomaaliyeed hawlo waaweyn u qabato, baahidoodana ay daboosho. Saddex shay oo muhiim ah ayay umadda u qabataa, waxayna kala yihiin maalgelin, adeeg iyo taakuleynta bulshada Soomaaliyeed.”

     Colow oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri "Taa kuleynta bulshada Soomaaliyeed intooda ba ahan waxaan bilownay, isla-markii la furay 2009-kii, waxaa ka faa’iideystay dad badan oo rag iyo dumarba isugu jira, oo qiyaastii gaar aya 3  kun oo qof oo danley ahaa. Dadka ugu hooseeya ee bulshada ah aad iyo aad ayay uga faa’iideysteen, lacago waxaan siineynay ay wax ku qabsadaan/maagelin, oo macnahe edu yahay inaanan wax faa’iido ah laga rabin, oo ay tahay keliya lacagta inay sideeda u soo celiyaan, habka diiwaangelinta marka ay mar aana la siiyo.”

    Waxaa uu intaa ku daray "Iyadoo taas laga duulaayo ayaa waxaa la isla gartay, maadaa ma Hormuud-na dhankeeday ay ka waday taa kuleynta bulshada Soomaaliyeed, sidaad ogt ihiin abaaraha, daadadka, cudurada iyo wixii la mid ah, baahida loo qabo ayaga ayaa dabooli jiray intooda waaweyn Somaliya. Ka dib markii la arkay in Salaam Bank Somalia goonideeda ay wax u waddo, Hormuud-na sidoo kale wax aa la isla gartay xoogaas, maskaxdaas iyo ma alkaas in la wada mideeyo, si umadda Sooma aliyeed ay si dhaba uga faa’iideysto. Waxaan rajeyneynaa arrinkan inuu horseedi doono in shaqadii, taakuleyntii iyo daryeelkii umadda Soomaaliyeed uu laba jibaarmi doono, oo aad arki doontiin Insha’Allahu Tacaalaa mardhow, guulo iyo horumaro waaweyn in laga gaari doono.”

      Gudoomiyaha Hormuud Salaam Bank Fou ndation, Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ka barbar hadlayay Mr. Colow ayaa sheegay in ballaarinta lagu sameeyay Hormuud Foundat ion uu ka dhigan yahay dardargelinta daryeelkii loo fidinayay bulshada Soomaal iyeed.  "Hormuud Telecom iyo Salaam Bank waxay madaxdoodu go’aansadeen in shaqada ay qabanayaan, oo ah gargaarka iyo hor umarinta bulshada Soomaaliyeed, oo gooni go oni ay u hayeen in la mideeyo, isla-markaana ay ku midoobaan Hormuud Salaam Bank Fou ndation, taasoo ka dhigan in shaqada ama ba rnaamijyada ay qabaneysay Hormuud Foundat ion ay noqon doonaan barnaamijyo ka ballaa ran, kana baaxad weyn barnaamijyadii ay hor ey Hormuud Foundation ay u qaban jirtay.”     Ayuu yiri Gudoomiyaha Hormuud Salaam   Bank Foundation.

      Gudoomiyaha ayaa xusay in mataanaynta lagu sameeyay Hormuud Foundation iyo Sal aam Bank uu yimid, xilli xanuunsidaha COVID-19 ee Coronavirus uu keeno, uu dalka ku ye eshay saamayn muuqato.

Si kastaba ha-ahaatee Salaam Bank ayaa    noqonaya baankii ugu horeeyay oo gaar loo leeyahay ee dalka ka shaqo bilaabo xilli adag, waxaana Shalay lagu tilmaamaa bankiga ugu weyn ee dalkeena uu leeyahay.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Jab uuti iyo qodobada Shalay laga wada-hadlay

    Wada-hadalladii u dhexeeyey ergooyin ka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa Shalay mar kale la isugu yimid maalintii 3aad, ayaga oo ka socda M/Jabuuti.  Wada-hadallada ayaa waxa ay u socdaan guddiyo farsamo oo ka kooban 14 xubn ood oo labada dhi nac ah, waxaana goobjo og ka ah madaxda sare ee lab ada dhibac iyo dowladda Jabuuti.

      Sida ay xogta ku heshay Shabakadda Caa simadda Online, Wada-hadallada guddiyada u socdo ayaa waxay yihiin kuwa albaabada u xir an isla markaasna ay qeyb ka yihiin diblom aasiyiin kasoo jeedo dalka Mareykanka.

      Qodobada ugu muhiimsada oo ay 2daan guddi ka wada hadlayaan waxaa ka mid ah:

1)–Iskaashiga DFS iyo Somaliland

2) – Fududeynta is dhaafsiga Ganacsiga

3)–Sidii ay 2da dhinac isaga kaashan lahaay een amniga, gaar ahaan la-dagaal anka argagi xisada.

4) – in la joojiyo dacaayadaha ay 2da dhin ac isku mariyaan saxaafadda, islamarkaa na laga shaqeeyo xasilooni.

5) – in dib loogu noqdo heshiisyadii hore oo ay kala saxiixdeen DFS iyo Somaliland, lana fuliyo kuwooda ugu muhiimsan.

     Qodobadan ayaa ah kuwa Shalay laga ha dlay, waxaana jira qodobo kale oo u baahan in laga wada-hadlo, kuwaas oo la rumeysan yah ay inay yihiin kuwa adag, hase yeeshee dhinac yada ayaa doortay inay soo hormariyaan qodo bada ay fudud ahay in laga heshiiyo, si waqti dheer ah loo siiyo shirka

 



GABAR WASIIR KA AHAAN JIRTAY PUNTLAND OO XIL MUHIIM AH MINNESOTA LOOGA MAGACAABAY.


   Waaxda Shaqaaleynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee gobolka Min nesota ee waddanka Mareykanka ayaa gabar Soomaali ah u ma gacowday gudoomiye kuxigeenka arrimaha socdaalka iyo qaxootiga.

Anisa Xaaji Muumin oo horay wasiir uga soo noqotay maa mul goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa waaxdan oo cusub si gaar ah loogu xil saaray inay diiradda u saarto saa meynta ay soogalootiga ku leeyihiin dhaqaalaha gobolkaasi Maraykanka ka tirsan.

      Anisa Xaaji Muumin waxa ay Minnesota daganayd ku dhawaad 25 sanadood, mudadaas oo marna waxbarasho marna ganacsiyo kala duwan ay ka haysay, halka ay wasiirka horumarinta haweeenka ka soo noqotay maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

    Anisa waxaa loo magacaabay in ay hoggaamiso xafiis cusub oo do wladeed oo ka caawin doona soo galootiga iyo qaxootiga in ay shaqo helaan ama ay bilaabaan ganacsi ay iyagu leeyihiin.

     "Runtii aad baan ugu faraxsanahay inaan howshan qabto, waa howl aan aaminsanahay inaan ka soo bixi doono,” ayey Anisa u sheegtay BBCda. Anisa Xaaji waxay sheegtay inay ku faraxsantahay xilkan, wax ayna ii raacisay inay wax badan qaban doonto.

    Mar ay ka jawaabaysay in marnaba ay ku fakaraysay in xil noocan ah ay ka qaban doonto gobolka Minnesota oo qaxooti mudo badan ku ahayd ayaa waxa ay tiri: "Intaanan aniga Soomaaliya u ambabixin oo wasiirka la ii magacaabin, qorshahayga markaan maamulka dowladda baranayay waxa uu ahaa inaan halkan ka qeybqaato siyaasadda.”

    Anisa Xaaji Muumin ayaa xiligaas loo magacaabay wasiirka horumar inta haweenka ee Puntland waxa ay la kulantay caqabado dhowr ah oo ka soo wajahay waxgaradeekeeda iyo xildhibaannada ku metela barla manka Puntland kuwaasi oo ka hor yimi ina xilkaasi loo magacaabo. Waxa ay sheegtay marar dhowar oo ay amuurtaasi ka hadashay ina



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip